• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka Sameeyay Jabka Gaaray Kooxda Alshabaab. “Daawo”

March 1, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

Farshaxaniiste Amin Arts ayaa Sawir Cajiib ah ka sameeyay Kooxda Alqaacidada Soomaaliya ee Alshabaab kaas oo ah sida ay ugu jabeeyn Dagaaladii Xooganaa ay la galeeyn Ciidamada Huwanta ee is garabsanaya.

Hadaba Sawirka Ulajeedka aan u soo qaadanay ayaa ah in Xeeladii Dagaal ee uu Abaanduulaha ka ahaa General Abdikariin Yusuf Adan “Dhaga Badan” uu wiiqay Awoowdii Kooxda Alshabaab ee Shacabka Soomaaliyeed u diiday Nolol & Nabadd waxaadna arkeeysaa sida sawirka lagu cabiray in ay hami ka lee yihiin in laga qaado Jagada General Dhaga Badan.

amin

Si kastaba ha ahaatee Jabka gaaray Kooxda Alshabaab ayaa ah mid aysan ka soo kabsan karin ayagoo la wiiqay awoodoodii milateri & dhaqaalabo waxeeyna haatan noqdeyn kuwo intii hartay ku dhuumaaleeysanaya Keymaha Hodka ah ee Buuraha.

Qore Tafariraha Shabakada Balcad.com

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 355

logo4

2 Responses to Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka Sameeyay Jabka Gaaray Kooxda Alshabaab. “Daawo”

  1. sheequna says:
    March 1, 2013 at 02:11

    WASAQ WAAYE DIINA RUNTA KAMA SHEEGAAN EE ILAHAY HA JABIYO MAANTA MA KENYAA KISMAAYO NAGU SOO DAMCI LAHEYD MISE ITHOPIYAA WADANKA SIDAY RABTO KA YEELAN LAHAYD IYAGAA SABABTOODA LEH ALAW JABI OO JAHWAREER KURID WASAQDA

    Reply
  2. geedsexde says:
    March 1, 2013 at 02:11

    waryaa adaa wasaqa diinna aan waxka ogeen raga mujaa hidiinta waxkama sheegi kartid
    gaalo ayaa isku baheysatay Amin Arts ayey kabax san waayen adigane waa ku dar sontay:-
    (sheequna kan labaxow):-
    Hadaa nala jihaa deyn oo gaalo dilkeed nugu garab siiheyn afkaada aan ka nabad galno

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .