• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Amnesty international oo digniin culus ka dirtay in Soomaliya laga qaado xayiraada Hubka

March 5, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Haya’ada Amnesty international ayaa  sheegay in haya’ada ay ka digayso in Somalia laga qaado xayiraada hubka ee saaran wadanka Soomaliya in kabadan 21-Sano.

Warka soo baxay haya’ada ayaa lagu sheegay haya’adu ay digniin ka jeedineyso in laga qaado xayiraada hubka, waxaa sidoo kale ay tilmaamtay in hadii la qaado xayiraada hubkaa ay sababi karto Qatar weyn oo soo wajahdo dalka Soomaliya Caalamka.

Sidoo kale haya’ada ayaa sheegtay in Soomaliya oo bubur dagaal ku jirto xayiraad hubna saran tahay ay helaan kooxaha Al Shabaab hub ay kula dagalaman Dowlada Soomaliya, hadii la qaadana ay keeni karto in ay sii balaarato awooda Al-Qaacida  ee Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 316

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .