Advertisements

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada oo qof rayid ah ku toogtay duleedka Magaalada Muqdisho

03/05 02:113 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Waxaa barqanimadii maanta Askari ka tirsan Ciidmada Dowlada Soomaliya uu qof rayid ah ku toogtay isgooysta X kontorol Afgooye ee duleedka  magalada magaalada Muqdisho ee Caasimada wadanka Soomaliya, kadib muran dhexmaray askariga iyo ruuxa geeriyooday.

Wararka ayaa sheegay in askariga iyo ruuxa geeriyooday uu dhexmaray muran aan la ogeeyn waxa uu salka ku haayo, waxaana dabadeed dhacday in askariga uu xanaaqo kadibna uu ruuxa geeriyooday uu ku furo rasaas uu u dhintay, mana jirto cid loo qabatay dilkaasi.

Dilalka dadka waxgaradka iyo qeeybaha kale duwan ee bulshada ee aan waxba galabsan loo geeysanayao ayaa ku soo badanaya magalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3224
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

3 Comments

  • lafoolke

    inaa lilaahi wa inaa ilaahay raajucuun,,ninkaas xaqdarada lagu dilay ilaahay janadii hageeyo,kii xaqdarada ku dilayna jahanama allah ha u diro..AAMIIN

  • abshir abdallah

    allaha unaxaristo somaligas dhintay.waxa haboned inusan shaqsi somaliyed o dambe uusan xabad udhiman
    ciidamadan laleyahay rayid beku dhilan wadooyin iyo magaloyinka waa in laga dhaxsaro marinada iyo goobaha shacabka please and please away police kii
    ciidamadan bas waxan kacodsanayna inay layan alshabab iyo dambelayasha carabaha iyo mela an la aqoon ayay kasowaten kuwas ayan u bahan nahay dilkoda ee shacabka somaliyed dil uma bahno.
    anaga kashabac ahan walahi wan dalannay nidab ayan u ba hanahay ma istahilno in naladilo ee waxan u bahan nahay kuwa nabaran kiciyay in nagaladifaco wana alshabab mahadsanidiin

  • Alle ha unaxaristo marxunka samir iyo imana alle hakasiyo eheladisa gacan kudhiglaha dilay marxunka manta hadad fakatay ogow malin ayadn fakaneyn malinta yomul xisab ee ogow dowladana wax haka bedesho qabkan ey cidamada wax uwadan

Leave a Reply