Live Radio Codka Nabada
Codka nabada... -
14 Aug 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
nimco dareen... -
10 Aug 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Balcad... -
01 Aug 2010
Constructing a reliable Central Bank for Somaliland
by Abdillahi A. Duhod ... -
05 Jun 2010
Soomaaliya: Ma Qaran Dumay Baa?
Addunyadu waxay Soomaaliya u aqoonsatay inay tahay “QARAN DUMAY”, hase yeeshee waxaa jira dad arrintaas aan ku qanacsanayn, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa hadal dhowaan ka soo yeeray Madaxweynaha DFK Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed asagoo yiri: ... -
30 Mar 2010
FBI Helps Negotiate Captain's Freedom.
The US Navy has called in FBI hostage negotiators to help free a captain being held by Somali pirates. Skip related content.... -
20 Apr 2009
Muqdisho: Xarunta Maato Lays.!!BY Ahmed Yassin
"dhimanay, Barakacnay, Dhibaatoonay, Baaba'nay oo ma noolin". Haddaladan sidaad garan karto murugadu ku dheehan tahay, waxay sidii bulaacad uga soo burqadaan waqti walba afka dhibanayaasha lagu tacadiyey ee aanfariisan kuna kala firdhay dunida gaar ahaan kuwooda duruuftu lugaha ka xirtay ee kari waayay in ay isaga baxsadaan meesha ay jugta culus ee dhawaqa aan la jeclaysan wadata ay madasha ka dhigatay (Muqidsho)...... -
16 Apr 2009
Qaxootinimo iyo Qoomamayn - dhacdo la-yaab leh...!!Koox Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo uu maan-qaaday u tahriibidda dalka Sacuudiga
Koox Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo uu maan-qaaday u tahriibidda dalka Sacuudiga, ayaa iyaga oo markaas ku sugnaa magaalada Cadan ee dalka Yemen, oo ay Qaxooti ku ahaayeen, waxaa ay heshiis la galeen nin "Ma-naxe" ah oo lagu yiqiin xagga wax-tahriibinta.... -
16 Apr 2009
Dib Qalooc Baajiyay Furiin!!!
waxaa magaalada Garissa ee xarunta gobolka W\Bari Kenya ka dhacday dhacdo la yaab leh oo aad uga yaabisay dadka magaalada ka dib markii nin iyo xaaskiisa uu soo kala dhex galay muran xooggan oo qarka u saarnaa furiin uu baajiyay Dib Qalooc.... -
16 Apr 2009
Birimageyday dileen!!.
Hoogaha, guul u yaqaan laynta birimagaydada, waa kuma? Kutubta samaawiga ah iyo qawaaniinta aadanuhu degsaday midkoodna ma ogola dilka ruux waxtar u leh aadanaha ama bulshada.... -
16 Apr 2009
Asifa: Muqdisho wixii tagaba ma soo noqdaan miyaa?Ciidamada Itoobiya ee imaanaya Soomaaliya, itooda badan kama war
Ciidamada Itoobiya ee imaanaya Soomaaliya, itooda badan kama war qabaan marka ay soo galayaan Soomaaliya, waxaana askariga loo sheegaa in uu bedel yahay isaguna kuma celiyo in uu su’aasho halka uu bedel u yahay.... -
16 Apr 2009
Furitaanka Haweenka oo ku batay Gobolada Somalia Sicir barar awgiis!!
waxaa maal mahaan magalada Bosaso ku soo badanaya furniika Haweenka reer Puntland kadib Sicir bararka ragaadiya magaaloyinka waweny ee puntland.... -
16 Apr 2009
Dhibaatooyin Cusub oo soo foodsaaray Somalida usocdaasha dalka Malaysia.
Dalka Malaysia oo kamid ahaa wadamada farakutiriska ah ee sidawacan utixgeliya muwaadhiniinta Somalida ayaa maalmahan waxaa ay Somali aad ufaradan kalakulmeen Kuala Lumpur International Airport dhibaatooyin aad ufarabadan oo ay kamid yihiin in Somalida isla Airporka diblooga soo celiyo oo Somaliya iyo meeshii ay ka kalayimaadeen lagusoo celiyo.... -
16 Apr 2009
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7  Next
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.