• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Biyo la,aan ka jirto deegaanka Leego oo sababtay dagaal beeleedyo

March 7, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

(MOGADISHU) BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya deegaanka leego ee gobolka Shabellaa Hoose ayaa kuwarama in biyo la,aan halkaa ka jiro ay sababtay dagaalo dhexmaray beelo walaalo ah oo wada dega deegaankaasi.

Gudoomiyaha deegaanka Leego ee dowladda Soomaliya oo lahdlay warbaahinta ayaa sheegay in dhawaan uu dhacay dagaal beeleed u dhaxeeyo laba beel oo walaalo ah, waxaan uu xusay in dagalkaasi ka bilowday goob ceel biyoodyo ah.

Sidoo kale gudoomoyaha ayaa xusay in baahi ceel biyood in ay ka jirto deegaanka Leego, waxaana uu xusay baahidaasi ay sababtay in dagaalo badan ay soo noqnoqdan waxaana uu xusay in dagaalo dhexmaray qabaa ilada halkaa deg in badan ay xaliyeen.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 318

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .