• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Booqashada Madaxda Dowlada ee gobolada Dalka (XOG KOOBAN)

February 14, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

 

BALCAD MEDIA: Wasiirada Xukuumada Soomaliya ayaa booqda inta daban gobolada dalka qaarkood waxaana gobolada ay booqanaya waxaana ugu muhiimsan in maamulada haatan kajira isku shaandheeyn lagu sameeyo, waxaana taa barbar socda dagal lagu qaado goobaha Al-Shabaab Dalka uga sugan yihiin taa oo loo wajahayo qaababkii hore kuwo ka duwan.

Gobolada ay gaareen ayaa waxaa kamid ah gobolka Shabellaha Hoose,Gedo, Hiiraan iyo kuwa kale qaar kale ayaa haatan waxaa qorshuhu yahay iney gaaraan ku waa oo ay ku jiraan maamul goboleed yada dalka.

Qaabka ka duwan dagaaladii hore ee dowladu ku wajahi jirtay Dagaalada ay lagasho Xarakada Al Shabaab ayaa ah in iyada oon media la tusin howlgalkaas laqaado, waxaana manta bilowday qorshihii ugu hireeyay iyadoo ciidamada Dowlada ay gaareen degmooyin badan oo katirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

Tilaabta xigta ayaa warar ku sheegayaan in ciidamadu ay doonayaan iney gaaraan gobolka Shabellaha dhexe iyo Gedo iyo Hiiraan, waxaana talaabtaasi ka horeysa in isku shaandheeyn lagu sameeyo Taliyaasha talisyada Ciidamada Xoga dalka Soomaliyeed.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 349

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .