Advertisements

Daawo Video: Ma ka maleeysan laheydeen Afada wiilkiina cadaawad heerkaan gaarsiisan?

04/19 02:110 comments
Daawo Video: Ma ka maleeysan laheydeen Afada wiilkiina cadaawad heerkaan gaarsiisan?

Sida waayo-aragnimadu na barayso afada iyo waalidiinta saygeeda (in-laws) waa soddohda iyo soddogga wax kalgacal ah ma dhaxmaro, mararka qaarna waxaaba suuragal ah inay isu qaadan nacayb gaaro heer aan la rumaysan karin sida aan ka arki karo haweeneey Hindi ah oo qiratay inay muddo 1 sanno ah waalidiinta saygeeda […]

Read more ›

VIDEO: Muqdisho & Isbadalka Habeenkii

03/24 02:110 comments
VIDEO: Muqdisho & Isbadalka Habeenkii

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badashay tan iyo Labadii Sanno ee u dambeysay kadib Isbadal dhinacyo badan leh oo magaalada laga her geliyay hadii ay ahaan laheyd dhinaca Dhismaha iyo Ganacsigaba. Muqdisho Xiliga Habeenkii waxeey noqotay sidii ay ahaan jirtay Waagii Bariisamaadkii waxeey haatan la jaan […]

Read more ›

Daawo Video: Isbadalada Muqdisho & 2015

03/07 02:110 comments
Daawo Video: Isbadalada Muqdisho & 2015

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalkii u dambeeyay oo aad ka arki karto muuqaal maalmo ka hor laga soo duubay Muuqaalka guud ee Magaalada iyo sida ay tahay maanta. Isma dhaheysid Muqdisho ayaa sidaan noqotay waxaa hubaal ah in aad ka heli doontid oo aad dareemeysid in Muqdisho […]

Read more ›

Daawo Video: Film ay dhigeen Soomaali oo ka ilmaysiiyay Ra’isul wasaaraha dalka Sweden

02:110 comments
Daawo Video: Film ay dhigeen Soomaali oo ka ilmaysiiyay Ra’isul wasaaraha dalka Sweden

Ra’ iisul Wasaaraha Swedan Stefan Löfven ayaa la ilmeeyay qisada filmka Trevligt Folk ee dhalinyarada Soomaalida degan Borlänge dhigeen, kuwaasoo ka qayb galay ciyaaraha barafka aduunka ee Bandy. Filmkan oo laga daawaday arbacadii baarlamaanka Swedan oo xildhibaano iyo wasiiro ay ka qeyb galeen daawashada filmkaasi. Wuxuuna sheegay Ra’ iisul wasaaraha […]

Read more ›

VIDEO: Muqdisho Nolasha Nuucani ah ayaa ka jirta Xiliga Habenkii…… (NALA DAAWO)

02/22 02:110 comments
VIDEO:  Muqdisho Nolasha Nuucani ah ayaa ka jirta Xiliga Habenkii…… (NALA DAAWO)

Nolasha Xiliga Habeenkii Magaalada Muqdisho oo isbadal weyn isku badashay kadib markii Shacabka ay xiliga habenkii u caweeysi tagaan magaalada ayagoo ka heli kara wax yaabo aan horay looga aqoonin magaalada. Muqdisho isma dhaheysid sidaan ayey isku badashay waqti kooban kadib isbadalo xoogan oo dhan walba ah oo magaalada ka […]

Read more ›

DAAWO: Muqdisho & Horumar Cusub 2015

02/19 02:110 comments
DAAWO: Muqdisho & Horumar Cusub 2015

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumaro dhinacyo badan leh kuwaas oo qeyb ka ah dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho. Muqdisho waxaa dhawaan ka bilaabmay qorsho cajiib ah oo Shacabka ay aad ugu heleyn kaas oo ah mid hadii aad aragto aan hubo in adba […]

Read more ›