Advertisements

DF Somalia oo go’aan kasoo saartay shidaal laga baarayo Somalia

04/19 02:110 comments

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u eegayso heshiisyada shidaalka looga soo saarayo Soomaaliya si aysan u dhicin in dhulal uu muran ka taagan yahay in laga sameeyo shidaal baaris oo aysan ogeyn DF Somalia. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamed Mukhtar ayaa VOA u sheegay inay dowladda ay aqoonsatahay […]

Read more ›

Igaarsiintii Cadaado oo Hawada ka maqan + ismar waa taagan

04/16 02:110 comments

Wararka laga helaayo Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in isgaarsiinta Degmada Cadaado ay hawada ka maqan tahay isla markaana lama oga sababta ka danbeysay in Taleefanaadka ay wada damaan. Dhanka  kale Gobalka Galgaduud oo dhan ayay isgaarsiinta ka maqan tahay waxaana loo maleenayaa in sababo dhanka ammaanka ah hawada looga […]

Read more ›

Shiinaha oo ballan qaad dhismo muhiim ah u sameeyay DF Somalia

04/11 02:110 comments
Shiinaha oo ballan qaad dhismo muhiim ah u sameeyay DF Somalia

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mr Wei Hongtian, oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa warbaahinta Soomaaliya oo ay ku jirto warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo tan […]

Read more ›

VIDEO: Qudbadii uu M/weyne Xasan Sheekh ka Jeediyay Dhuusa-Mareeb

04/09 02:110 comments
VIDEO: Qudbadii uu M/weyne Xasan Sheekh ka Jeediyay Dhuusa-Mareeb

Halkaanka daawo qudbadii uu M/weyne Xasan Sheekh ku go’aamiyay in Dhuusa-Mareeb ay tahay Caasimada maamulka Gobalada Dhexe la doonaayo in uu dhawaan la dhiso. Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3590

Read more ›

Kenya oo ay ka bilaabmatay sadex maalmood oo murugo ah

04/05 02:110 comments

Dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka bilowday saddex maalmood oo baroor-diiq loo sameynayo dadkii ku dhintay weerarkii ka dhacay jaamacadda Gaarisa Khamiistii. Weerarkaasi oo ay mas’uuliyadiisa sheegatay xarakada Shabaab ayaa waxaa ku dhintay 148 qof oo ardey u badan. Hay’adda Laanqeynta cas ee Kenya ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda […]

Read more ›

Liiska Xulalka Aduunka Ugu Wanaagsan Bishaan March oo la soo saaray

03/12 02:110 comments
Liiska Xulalka Aduunka Ugu Wanaagsan Bishaan March oo la soo saaray

Xulka wadanka Spain ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka baxeen liiska tobanka xul ee ugu fiican Aduunka qiimeynta billaha ah oo ay sameyso Fifa tan iyo sanadkii 2007. Xulka dalka Talyaaniga ayaa laba darajo kor u soo kacay iyaga oo soo galay kaalinta tobanaad halka xulka England ay laba […]

Read more ›