Advertisements

Mooshin cusub oo maanta lagu wado in la horgeeyo Baarlamaanka Somalia

09/22 02:110 comments
Mooshin cusub oo maanta lagu wado in la horgeeyo Baarlamaanka Somalia

Wararka laga helaayo dhanka Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa waxa uu sheegayaa in Xildhibaano ka tirsan kuwa DF Somalia ay diyaariyeen mooshin cusub kaas oo maanta gudoomiyaha loo gudbin doono. Xildhibaan Axmed Abii Aden ayaa sheegay in tiro Xildhibaano ah ay is qoreen isla markaana ay Mooshin ka gudbinayaan Shirkad Turkish […]

Read more ›

Daawo Sawirada ciidamada DF Somalia oo dadka Buulo Burde gaarsiiyay wax ay u baahnaayeen

09/05 02:110 comments
Daawo Sawirada ciidamada DF Somalia oo dadka Buulo Burde gaarsiiyay wax ay u baahnaayeen

Degmada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan waxaa la gaarsiiyay Biyo loo waday dadka degan deegaankaas oo biyo la’aan qabatay waxaana gaarsiiyay maamulka goblka Hiiraan. Hadaba halkaan ka eeg qaab loo gaarsiiyay biya dadka. Inta Jeer ee la Aqrisatay : 31602

Read more ›

Wax ka ogaan taariikh kulanka lagu furaayo koobka Aduunka Brazil – Croatia

06/12 02:110 comments
Wax ka ogaan taariikh kulanka lagu furaayo koobka Aduunka Brazil – Croatia

Ciyaaryahanka Neymar ayaa xulka Brazil u soo wanaagsanaaday waxa uuna dib ugu soo laabtay xerada tababarka maalintii shalay eheyd waxa uuna diyaar u yahay kulankaan. Xulka Brazil ayaa waxa ay doonayaan in ay ka adkaadaan xulka Croatia si ay kaalinta koowaad Group-kan ugu soo baxaan. Neymar ayaa waxa uu ka […]

Read more ›

Real Madrid oo 12 sano kadib u soo baxday Finalka Uefa Champions League (SAWIRRO)

04/30 02:110 comments
Real Madrid oo 12 sano kadib u soo baxday Finalka Uefa Champions League (SAWIRRO)

Real Madrid ayaa usoo baxday finalka UEFA Champions League markii ugu horreysay muddo 12 sano ah, ka dib markii ay cashar lama iloobaan ah u dhigtay Bayern Munich kulankii lugtii labaad ee wareega semi-finalka ee ka dhacday garoonka Allianz Arena oo ay ku garaacday 3-0, iyadoo celcelis ahaan labadii lug […]

Read more ›

QM oo hadal ka soo saartay Magacaabistii Wasiirada Cusub ee DF Somalia

01/17 02:110 comments
QM oo hadal ka soo saartay Magacaabistii Wasiirada Cusub ee DF Somalia

Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa ka hadlay sida QM ay u arkeen Wasiiradii uu xalay ku dhawaaqay RW C/wali Sheekh Axmed . Nicholas Kay ayaa sheegay in QM ay soo dhaweyneyso xubnaha Wasiiradaan Cusub waxa uuna Tilaamamay in loo bahaan yahay in Baarlamaanka Somalia […]

Read more ›

Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaal marinta FIFA Ballon d’Or 2013 (DAAWO SAWIRRO)

01/14 02:110 comments
Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaal marinta FIFA Ballon d’Or 2013 (DAAWO SAWIRRO)

Xiddigaan u dhashay Wadanka Portugal una ciyaara Kooxda Realmadrid ee Wadanka Spain Cristiano Ronaldo ayaa noqonaya Ciyaariyahanka Aduunka ugu fiican kadib markii uu ku garaacay Abaalmarintaasi Lionel Messi & Franck Ribery. Xiddiga Ronaldo ayaa wacdaro cajiib ah muujiyay Sanadkii tagay ee 2013 waxuuna soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah oo […]

Read more ›

Liiska Garsoorayaasha Cusub ee FIFA oo la Shaaciyay iyo Dhalinyaro Soomaali ah oo kasoo dhax muuqday

01/05 02:110 comments
Liiska Garsoorayaasha Cusub ee FIFA oo la Shaaciyay iyo Dhalinyaro Soomaali ah oo kasoo dhax muuqday

Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay Liis dheer oo ay ku tixan yihiin garsooreyaasha cusub ee loo qaatay caalami sanadka 2014-ka waxaana liiskaas ugu jira Soomaaliya rag dhalin yaro ah, iyadoona meesha laga saaray ragii hore ee odayada noqday sida liiska ku cad. Garsooreyaashan Soomaaliyeed ayaa sanadahanba kasoo […]

Read more ›

Kulankii Xululka Somalia Iyo Brundi. (DAAWO SAWIRRADA XULKEENA SOMALIA)

11/29 02:110 comments
Kulankii Xululka Somalia Iyo Brundi. (DAAWO SAWIRRADA XULKEENA SOMALIA)

Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa guuldarro ku bilowday koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay xulka Burundi kulankii furitaanka ee Group B ee ka dhacay garoonka Machakos oo roob xoogan uu hareeyay, sidoo kale Danjiraha Soomaaliya u fadhiya kenya Maxamed Cali America ayaa joogay […]

Read more ›

MO Farah oo guul kale gaaray “SAWIRO”

08/11 02:110 comments
MO Farah oo guul kale gaaray “SAWIRO”

Waa arin aan ku cusbeen dhegaha shacabka Soomaaliyeed guulo is daba xiga inuu keeno Oradyahankeena Mo Farah laakiinse haysta dhalashada dalka Ingiriiska. Farah ayaa ka qeyb galay tartan culus oo orodka 10-kun Mitir ah, kaa oo ka dhacay dalka Ruushka, waxaana uu galay kaalinta ugu horeysa. Waxa uu si cad […]

Read more ›

Haweenka Booliiska Soomaaliya oo maanta howlgalo culus ka sameeyay Muqdisho.

07/15 02:110 comments
Haweenka Booliiska Soomaaliya oo maanta howlgalo culus ka sameeyay Muqdisho.

Ciidamada Booliiska ee Haweenka ah ayaa maanta waxaa lagu arkaayay si toos ah iyaga oo howlgalo amaan sugid ah uga wada magaalada Muqdisho. Haweenkaan Booliiska ah ayaa waxay wataan qaarkood Hub halka kuwo kalena ay wataan Budad, waxaana ay kala hagaayaan gaadiidka dadweynaha ee halkaasi isticmaalaayo iyo sidoo kale dadka […]

Read more ›