Wararka Maanta
-
Gudoomiye Tarsan oo Sir Culus Qarxiyay.
May 24, 2013
BALCAD MEDIA: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa qeyla dhaan ka muujiyay isbarooyin aaan lasoo koobi ka -
Daawo Sawiro Muqdisho laga soo Qaaday: “Muuqaal Indha Uroon Daawo”
May 24, 2013
BALCAD MEDIA: Jimco Wanaagsan Aqritoow maanta waxaan jaceyl nahay in aad nala wadaagtaan muuqaal dhanka Sawirada ah oo aan jaceyl nahay in aan idiin soo bandhig -
Dibad bax lagu taageeraayay Midowga Afrika iy o dowladda Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay.
May 23, 2013
Dibad balaaran ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana lagu taageeraayay Midowga Afrika Howlaha ay Soomaaliya ka haayaan iyo dowladda Soomaaliy -
Dhacdo Xanuun badan:- Hooyo laga qaatay 5 caruur ah oo qaarkood la fara xumeeyay (VIDEO)
May 23, 2013
Dhacdo naxdin iyo murug badan leh ayaa qabsatey Hooyo Soomaaliyeed oo nool dalka South Africa, kadib markii 5 caruur ah oo ay dhashay dowladda South Africa ay k -
Ra’iisul wasaare Saacid Xukuumadiisa Mooshinka ma isagaa ka bad baadiyay mise Madaxweynaha?
May 23, 2013
Shalay waxaa dirqi ku bad baaday xukuumada Saacid oo la doonaayo in majaraha loo xaabiyo, laakiinse nasiibka ayaa u hiiliyay.
Waxaa jira warar soo baxaaya oo -
Xildhibaan Dalxa “Qalad ayeey ahayd in mooshin laga keeno xukuumada”
May 23, 2013
Maxamed Cumar Dalxa oo kamid Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa sheegay in ay qalad ahayd mooshin ka keenista xukuumada Soomaaliya.
"Qalad ayeey ahayd in mo -
Shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho ku tamashleen jiray oo markaan loo waardiyeeyo sida madax oo kale.
May 23, 2013
Muddo ka badan sanad waxaa jiray in magaalada Muqdisho ee caasimada Soomalaiya ay isaga tamashleeyaan shaqaalaha Turkiga iyaga oo gaadiidkooda iska wato, laakii -
Bam lagu weeraray ciidamada Raaskambooni ee Kismaayo ku sugan.
May 23, 2013
Bambo gacmeed ayaa saaka aroortii lagu weeraray ciidamada Raaskambooni ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.
Ciidamadaan ayaa ku sugnaa mee -
Al-shabaab iyo xoolo dhaqato ku dagaalamay gobalka Hiiraan.
May 23, 2013
Al-shabaab iyo xoolo dhaqato ayaa ku dagaalamay duleedka magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan, kadib markii weerarka ay qaadeen Al-shabaab.
Al-shabaab ayaa d -
Tarsan oo qiray In weli Muqdisho ay yaalaan Isbaarooyin farabadan.
May 23, 2013
Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa qiray in magaalada Muqdisho ay yaalaan Isbaarooyin badan oo lacado looga qaado gaadiidka dadweynaha, xil