Xogta Qarsoon
-
Qorshaha Dowladdu waa mid danta Shacabku ku dhan tahay. “Aqriso Aqristoow”
June 17, 2013
BALCAD MEDIA: Dowladda Soomaaliya waxay dejisay Qorshe (Strategy plan) ay ugu tala gashay in ay dalka oo dhan ku maamusho, qorshahaas wuxuu leeyahay dhor waji -
XOG HOOSE:- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf oo dhawaan xilka laga qaadi doono.
June 16, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan waxa uu xil ka qaadis ku sameendoonaa gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Abuukaate Ceydiid C/laahiIlka Xanaf iyo sidoo kal -
XOG HOOSE:- Axmed Madoobe oo canaan tii ugu darneed kala kulmay M/weynaha Kenya.
June 14, 2013
Iyadoo dhawaan hogaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe uu tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa hadana waxaa la sheegay in caro uu halkaasi uga soo tagay ka di -
WAR SIR AH:- Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhakan soona wada qorshe madaxda dowladda Soomaaliya madaxa la’isugu gelinaayo.
June 11, 2013
Xildhibaan Sahariif Xasan Sheekh Aadan oo ah nin culus islamarkaana siyaasadda aad u bartay sanadihii ugu dambeeyay, ayaa hadda waxa uu wadaa qorshe culus oo ma -
XOG HOOSE:- AMISOM oo go’aan kama dambees ah ka qaadan doonto ciidamada Kenya.
June 9, 2013
Warar aynu si hoose ku helnay ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha AMISOM ay go'aan kama dambees ah ka qaadan doonaan ciidamada Kenya ee ku sugan gobalka J/hoos -
XOG HOOSE:- Ciidamo milatari ah oo xaaladda Kismaayo wax ka qabta oo dhawaan Muqdisho ka bixi doona.
June 8, 2013
Waxaa socda qorshe balaaran oo ay wado dowladda Soomaaliya taa oo ku aadan in dhawaan magaalada Muqdisho maraakiib iyo diyaarado looga daabulo ciidamo ka mid ah -
WAR SIR AH:- Dowladda Masar oo abaabulaysa dagaal dhex mara Itoobiya iyo Soomaaliya.
June 6, 2013
Shabakada Balcad oo aad uga barateen baahinta xogaha qarsoon ayaa haatan waxay heshay xog dheer oo ku saabsan in dowladda Masar ay abaabulayso dagaal dhex mara -
XOG HOOSE:- Arinta badda Soomaaliya ee laga iibiyay Kenya oo madaxa lasii galaysa Gudoomiye Jawaari.
June 6, 2013
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa haatan waxaa madaxa lasii galaaya arinta ku aadan iibinta badda Soomaaliya ee laga iibiy -
XOG HOOSE:- Faroole oo ku biiray dadka ku haminaaya inay Kenya ka iibiyaan qeybo ka mid ah badda Soomaaliya.
June 4, 2013
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ku biiray dadka doonaaya inay badda Soomaaliya qeybo ka mid ah ka iibiyaan dowaldda Kenya.
Faroole ayaa -
XOG HOOSE:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xisbi mucaarad ah ku dhawaaqi doona.
June 3, 2013
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqi doona dhawaan xisbi mucaarad ah oo ay xubno ka yihiin kooxda Aala Sheekh.
Shaba