• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Ciidamada Dowlada oo saaka Iskuul waxbarasho hakad geliyay

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya degmada Waabari ayaa sheegaya in iskuul ku yaala degmadaasi in ciidamo ka tirsan dowlada ay kula kaceen burburin, xili saaka iskuul kaasi ardaydii iyo maamulkii ay u soo kicitimeen si waxbarashaadoodi ay u qaataan.

Maamulaha Iskuulkaasi Ibraahim Sheekh Maxameed oo lahadlay mid kamid ah idaacada kuyaala magaalada Muqdisho ayaa sheegay in iyagoon wax digniin ah lasiin saaka iskuulkoodi lagula kacay burburin, waxaana uu sheegay in ay heeysteen fasax ah in sikumeel gaar ah ay u sii daganaadaan.

Iskuulka ayaa waxaa lagu magacaabaa Alfurqaan waxaana uu ka kooban yahay dugsi hoose, dhexe, Sare, waxaana maamulaha iskuulkaasi uu sheegay inwax lala yaabo ay tatahy arintaas saaka dhacaday xili ardaydii ay sugayeen in ay xiisadoodi qaataan.

Goobta iskuulka laga burburinayo ayaa ah Dugsiga 21-ka October ee degmada waabari, waxaana maamuluhu uu sheegay in arintaasi arin siyaasadeed ay u egtay, xili aan lawar gelina laga saaray iskuulka.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 328

logo4

2 Responses to Ciidamada Dowlada oo saaka Iskuul waxbarasho hakad geliyay

  1. khadija says:
    February 23, 2013 at 02:11

    MAXAA MAGACA LOGA TIRTIREY ISKOOLKAAS WAXAAN IDIN SHEEGAYAA WAA ISKOOLII AAN KA SOO BAXAY FUQRAAN MAXAA LOOGU BAXSHEY MA SHEYDAAMADII AYAA FURTEY MAGACAAS DAD BADAN AYAA KA XANAAQI DOONA HADII LA BEDELO REER WAABER OO DHAN AYAA KA SOO AFLAXAY WAANA WAXA KELIYA AY ISKU BAAFIYAAN YAA YAQAANA QOFKAAS OO ISKOO 21 OKTOOBAR KA SOO BAXAY IYO ISKOOLKAAS AYAAN WADA DEGANAAN JIREY XAAFADA WAABERI.

    Reply
  2. abdulqaadir mohamed says:
    February 23, 2013 at 02:11

    waa sax in la burburiyo sababtoo waa iskuul uu qaranku leeyahay waxana eey ku baran jireen soomaali oodhammi sidaas darteed in lacago lagu soo qaato na waan dhibaateeysan nehee haddana dib al shabaab loogu abuuro laguna la dagaalamo manhajkii waxbarashada soomaaliya iyo ayidoo degaano lagu qarinaayo…………….

    waad mahadsantihiin

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .