• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Ciidamo Boolis ah oo lageynayo degmada Wanlaweyn ee Sh/Hoose

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Gudoomiye ku xigeen ka dhanka amaaka ee gobolka Shabellaha hoose ayaa sheegay in Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ciidamado Boolis ah geeyen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo ay ciidamada dowladdu dhawaan kala wareegeen xarakada AL Shabaab.

Maxamed C/ Mudane ayaa sheegay in ay aad ugu farxeen in ciidamo lageeyo degmada Wanlaweeyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana uu sheegay in ay ku soo aadeen ciidamadaan waqti aad loogu baahanaa.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay dowlada ka sugayaaan ciidamo kale oo horleh kana socda ciidamada Booliska lakeeno deegaano kale oo ka tirsan Shabellaha Hoose.

Gudoomiyaha degmada Wanlaweeyn ayaa dhawaan ku baaqay in ciidamo lageeyo degmadaasi, isagaoona ku celceliyay in baahi ciidan ay kajirto, waxaana gobolkaasi haatan ku sugan ciidamo ka tirsan Biiliska Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 315

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .