BALCAD MEDIA: Dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shabaab ayaa gaaray Dalka maali, sida lagu qoray wargeeys ka faalooda arimaha argagaxisada oo ka soo baxa qaaarada afrika uu daabacay, waxaana wargeeysku shegay in la helay xog muujineysa dagaal yahano badan in ay dalkaasi galeen.
Sidoo kale wargeeyska ayaa sheegay in ciidamadaan xarakada Al Shabaab ka tirsan in haatan ay gaareen dalka Maali islamar ahaanataana ay ku sugan yihiin buuro ku yaala dalkaasi maali, waxaana wargeeysku uu sheegay in ay doonayaan in ay is uruur sadaan weerarna ku qaadaan Ciidamada faransiiska ee dalkaasi ku sugan.
Al-Shabaab ayaa horay u shaaciyay in ay ciidamo u dirayaan Dalka Maali, waxana saraakiisha Shabaab ay sheegeen in ay taageera walbaa siinayaan ururada magacyada diimeed ku dagaalama ee caalamka gaar ahaan kuwa ka dagaalama Dalka Mali.
Inta Jeer ee la Aqrisatay 71
allahu akbaar al-shabaab waa guul
war heedhe allaha akbar alla weeyn waxaan qawaarijtaa yeeysan magaca islaamka haleeynin ee umada hanabad galiyaan allah weeyn allaha ayaana karaameeyay diintiisa ee yaanan laga been shiigin
gaaldile khawaarij hadhihin gaalo ayey laji haa dooyaan saas adaa ku gaaloobaa
Kkk kuwan dad. Hada sii taageersan maajira may kuwax qaataaan umada. Islaamka ah ee ay laynayaaaan ma culimada lagu jihaadayaaaaa