BALCAD MEDIA: Dowladda Turkiga ayaa wadda mashruuc ay garoon diyaaradeed cusub oo caalami ah ay uga dhiseyso duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
Garoonka ayaa la sheegay in laga dhisi doono int u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Shalay ayaa waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku saabsan dhisamaha garoonkaas ku kala saxiixday shirkad dhinaca dhismaha u qaabilsan Turiga iyo wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Somalia.
Dhismaha garoonka ayaa la sheegay in la dhegax dhigi doono bisha March ee soo socota.
Haddaba waxaa lasoo gudbiyay naqshadda garoonka cusub ee nala arka sawirrada.




tur
Hala dhso dalka
mashaa allaaah allow dalkeena nabd waarta
waxan leyahay nabad warta allow nasii
Ascmarka hore waxaan salaamaa shaqaalaha balcad.com salaam kabacdi dowlada turkiga waxaan dhahayaa wiilba aabihi kuyiri aabow aakhiro shabaag mala dhigaa markaasow aabihii kujawabay marag la aan looma joogo turki dan la aan wax noogu qabamaa ee aan iska fiirino mahad sanididiin
Aswr.mashalaah waa howl loo bahnaa in la qabto waxaana mudananta leh madaxda dowlada sare iyo wasiirka Kaalmooy DOWLO kalmooy waxaad qabatid aduun iyo aqiraba waad ku libanee inshalaah anagana ku ilaabimayno inshalaah .
Asc waxan leyahay hadii taasi ay dhaboowdo waa arin lagufarxo wana hormarwayn oodalku kutalaabsado kuwaas iyo kuwo kabadan ayaan raraynaynaa in dadkeena ay usuuragasho dawaladeena waxaan leyahay hambalyo hambalyo silaba jibaara hawlaha dalka dibloogu dhisayo sidookale dawlada turkiga hambalyo ayan leyahay baaldahab ah ayaan kugu qoridoona sida aad waxnoogu qabatid iyo waxtaka aad dadkaga u muujisid marna mahilmaami doono inshaalah
maasha allah waa ku faraxsnhy taa garonka cuusb ilaahow dowlad cadaalad ah na sii
Washaaricda ma ahan oo kaliya muqdisho waa in gobolada dalka lagaadh siiya hadi kale wax nuxur ah mayeelad doonto
Mashaaricda ma ahan oo kaliya muqdisho waa in gobolada dalka lagaadh siiya hadi kale wax nuxur ah mayeelad doonto
Asc waxan alle kabaryaa in ow dalkeyna nabad inoga dhigo mida kale turkiga wey ku mahadsanyihin dayac tirka ey dalka kawadan lkn somaliyay qofna bilesh wax kugu qaban meydo ee turki fiiro gaar ah haloo lahado&dowlado kaloo badan w/towfiq
scw waxaan allah ka baryaya in ilaah noo siyaadiya inta dhiman alaha dhamestira walahay turky masha alah dadaka si wada
maa sha alaah illaaheeyoow wadankeena nabad nooga dhig aaaaamiiiiin
daacad seys hadii ey wax la,aan kuuguqabaeeynin adiga wax maqabsakartaa adigoo sidan ah waa su.aall
waxaan halkan kasalaamayaa um ada somaliyeed meelkastoy joog aan sln kadib waasax turki dan la aan wax ma qabanayo waxaaad kaloo ogaataa dowlad kastoo ku maal galisa waxeeda bari ayay rabtaa waxaase ogaataa muslin iyo gaalo kuukalaroon maanta wax nooqabo barina qan daraas yada haqaato halays ku daneyst ana aduunyadeey kajirtaa musli n dan guud wadana madiidayno wabilaahi towfiiq