Advertisements

Daawo Sawiradoo Ugu Cajiibsanaa ee la qaaday Sanadkaan 2013:

02/27 02:116 commentsViews:

BALCAD MEDIA:  Waxaa la soo bandhigay Sawir Qaadihii Caalamka ugu qatarsanaa asagoo qaaday Sawiradii ugu Cajiibsanaa Sanadkaan Cusub ee 2013 asagoo ka yaabiyay Caalamka.

Hadaba Aqristoow Ogoow Qof walba oo Maskaxdiisa ka shaqeeysiiya in uu Aduunka ka yaabsan karo waa hadii uu la yimaado wax ku cusub ama qatar ah oo caalamka laga xiiseeynayo waana muhiim Maskaxdaada in aad ka shaqeeysiiso Aqritoow.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA:

12345

 

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3518
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

6 Comments

  • garaad yusuf

    COL HADUU KUGALO CAAQILOOW CAADI MAAD TIHIDE CARO EDEG DHAMAAN TEED HADII LAYSKU CUNAYAA CURDAN IYO CIROOLABA HADAAN LABA CISAYNAYNIN CADAWGUBA HADUU JARAHAYOO CUDUDA GOYNAAYO CAAFIMAAD DHAMAAYOO WATAA CIIDU GUBANAYSO CESHADII LAJOOGABO WATAA LAYS CUNAAYAAYE CIIDII ISLAAM KOODHANBAA CAADI LOODAGAYE

  • Gurey

    Wax lala yaabo maba ku arko mesha

  • Wala yaab wlh

  • Waxa aan mahad garah u cilina bahda balcad.co wax walba nala so cod sisa

Leave a Reply