• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Daawo Sawirkaan: “Dhabaatadii Heysatay Wadank Somalia 22-kii Sano oo Xal loo Helay”.

March 4, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -


BALCAD MEDIA:  Amin Arts oo ah Farshaxaniiste mar walba Cabira Xaalada Siyaasada Somali hadba meesha ay taagan tahay ayaa markaan soo bandhigay dhibkii ugu weynaa ee heestay 22-kii Sano Qaranimada Somalia kaas oo hada aad moodo in xal loo helay asago Xalkiisa laga bilaabayo Qurbaha oo ah meesha ugu weyn ee Qabyaaladu Curyaamisay.

Aqristoow Sawirka waxana u soo qaadanay ayaa ah mid micno badan muujinaya kaas oo ah in Dhibkii ugu weynaa in xal loo helay kaas oo ah Qabyalada Dalka & Dadka Cuuryaamisay.

Daawo Sawirka Kadib aan Wadaagno Fikrada Qeybta Commentiga adigoo adeegsanaya Fikradaada qeybta Commentiga.

qabyaalad

 

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3443

logo4

2 Responses to Daawo Sawirkaan: “Dhabaatadii Heysatay Wadank Somalia 22-kii Sano oo Xal loo Helay”.

  1. dahir daud says:
    March 5, 2013 at 02:11

    Alla ha u naxariistee, Maxammad Siyaad Barre ayaa horay u duugay qabyaaladda, annaguna dib Ayaan u soo qodnay. waana aragnay qasaaraha qabyaaladda. haddaba horukaca dhallin yarada London ama England waa fikir iyo aragti ku dayasho inooga baahan dhamaanteenba. ogaada kuwa qabiil weli daba socdoow QARANNIMO iyo QABIIL meel islama galaan ee aan qabiil aasno waan awoodnaaye.

    Reply
    • dahir daud says:
      March 5, 2013 at 02:11

      waan aragnay foolxumada qabyaaleddee aan ku dayano kacdoonka cusub ee reer London bilaabeen,

      Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .