• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Madax Caawa Bilaa Cabsi ku dhex mushaaxday Magaalada Muqdisho. “DAAWO SAWIRRADA”

February 12, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Caawa socdaal shaqo ku tagay Qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayagoo ku dhex lu geeyay Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Meelaha ay booqday Mas’uuliyiintaan waxaa ka mid ah isgoysyada Sanca, Sinaay, Jardiinka, Hodan, isgoyska Bakaaraha, Tarabuunka, Balaacsii, Baar ubax.

Mas’uuliyiinta Caawa booqshada sameeyay Waxaa ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka gobolka Warsame Maxamed Xasan,   Gudoomiyaha dagmada Warta nabada Deeqa C/qaadir Axmed, Gudoomiyaha dagmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Jurus.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA BOOQASHADA MAS’UULIYIINTA:

ca9ca6ca4ca8ca7ca3ca1ca2ca

Inta Jeer ee la Aqrisatay 144

logo4

10 Responses to Madax Caawa Bilaa Cabsi ku dhex mushaaxday Magaalada Muqdisho. “DAAWO SAWIRRADA”

  1. Leyl says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Waymahat sanyahem

    Reply
  2. C/qadir says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Alaha soo siyaadiyo nabada noo soo curatey ee dalkeena ka jirto walal

    Reply
  3. axmed kooshin says:
    February 12, 2013 at 02:11

    maasha allaah allow nawada noo soo celi aamiin aamiin aamiin

    Reply
  4. maxamed deeq says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Asc wa msha allah lkn mugdiga wa maxay mugdiga la suuliyo sida loo suliyay nabad diidka

    Reply
  5. Soojel (somali jecel) says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Masha alah illaahow nabada no ziyadi!! Waxa habenada so socda rajeynaya in madaxda dalka ugu sareyana san o kale samen donan

    Reply
  6. fitaax ahmad says:
    February 12, 2013 at 02:11

    muxudiin jurus saabeY oo laga qaaadin xilka dagmada yaaqshiid wax nabad ah majiraan waYo waa muqarib wax matoosiyo inoo wax haleeyo maahane nin cadaalad shacabka dagmada wax u qabanaaya dhisanaya dagmada loo baahan yahay sida gudoomiyaha dagmada howlwadag hakareebin Tan warta nabad

    Reply
  7. abdishaku says:
    February 12, 2013 at 02:11

    waaa kheir hady xamar nabad noqotay hadaan qurbaha kasoolabanayanaa nanadkaan kaxiga in aan imaado ayaan rabaa saan nabada awgeed iloow noosiyaadi amiim amiin

    Reply
  8. C/risaaq cali says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Gudomiha degmada hodan matagi karo suqa bakaro asagon wadan malashiyad ilalisa marka laguma tilmami karo nawad muqdisho wayo ilala la an ma socnkaran

    Reply
  9. Abdirahman Ahmed says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Military ayaa qoryo sita oo garab jooga, iyo Mogadishu oo nabad noqotay kal dheer. Ilaahay Nabad ha siiyo Mogadishu sida Hargiesa, Djibouti iyo Addis Ababa.

    Waxa dhab ah, in Dawladda dhexe aad u itaal daran tahay, kol hadii lagu faanaayo dhex marka Mogadishu iyadda oo Military hubaysan garbo socdaan madaxda.. Tan macnaheedu waxa weeyaan wali nabad caadi ahi ka fog… wax dhab ah in Nabadu ka roon tahay wakhtigii hore…

    Reply
  10. Mohamed says:
    February 12, 2013 at 02:11

    Muqdisho weli nabad laguma shegi karo maxa yeelay madaxda aad leedihiin cabsi la,aan beey socdaan meesha aay socdaan waa madaxtooyo iyo agagaarkeeda mana tegi karaan meelo ka fog waardiyo la,aan marka waa allahayoow nabad noo sahal Aamiin Aamiin inshaa allaah

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .