• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Daawo Sawiro: Oday 70 Jir oo Caalamka ka Yaabiyay. “Maxuu Sameeyay”

March 2, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCD MEDIA: Waxaa idiin soo gudbiney Odey 70 jir kor u dhaafay una dhashay dalka shiinaha muddo 10 sano ah ayuu ku mashquulsan yahay in uu soo bandhigo arin ay aad iyo aad u adagtahay in uu qof bini aadim ahi ku dhaqaaqo.

Odaygaan ayaa u aalmiintotago Meel biyo deggeen iyo baraf deggeen ah taasoo jawiga qabowgeeduna uu marayo -12 Arinka ugu yaabka badan ayaase ah in odeygani uusan xirneyn wax dhar ah isagoo kaliya lasoo shir taga daba gaabkiisa.

Dhan kale Jimicsiga uu odeygani sameeyo ayaa ah ciyaaraha wadanka shiinaha ka cana baxay ee loo yaqaan biro qabsashada.
Sidoo kale Odeygaan ayaa ku dhex dabaasha biyo baraf ah oo aad u qabow badan arinkan ayaana ilaa iyo iminka amakaag iyo fajac ku abuuray aduunka.

Odeygaan ayaase sheegay in uu howshaan aad u jecel yahay kuna raaxeesto waxa uuna intaas sii raaciyay in uu ku guda jiro howshaan mudo 11 sano ah isla markaana uusan ilaa iyo haatan dareemin wax qabow ah oo soo wajahay.

??????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ????????  ??????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ??????????????:??? ???? ???? ????????? ???????? ??? ?????? ???????? ????????

Inta Jeer ee la Aqrisatay 140

logo4

One Response to Daawo Sawiro: Oday 70 Jir oo Caalamka ka Yaabiyay. “Maxuu Sameeyay”

  1. ayaan says:
    March 8, 2013 at 02:11

    asc kkkkkkkk
    waa wax lala yaabo
    gaalo aqali xumaa
    intaas ayuu naf madaaaaaaaaa
    ssssssssssssss

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .