Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Xasan Sheikh Maxamuud Calasow, ayaa isaga oo jooga magaalada London ee dalka England farriin video ah u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan gaar ahaannna kuwa UK.
Farriita Madaxweynaha oo ah mid kooban, ayaa lasoo gaar siiyay Balcad.com, waana idinla wadagaaeynaa ee daawada.
Inta Jeer ee la Aqrisatay : 344
Maashaa,allaah
Xaqiiqada dhabta ahi waa in isbedel uu kajiro guud ahaanba dalka somalia ayadoo gaar ahaan caasimada nabad gelyadeeda la hubiyay +-90 ama 95% taasoo macneheedu yahay ninkii shalay nabad gelya darro uuga cararay wadanka in la ogeesiiyo in caasimada somalia oo nabad lagula noolaadaahi eey ka qiima badan tahay wax kasta oo kalai
Waxaan leeyahay qurba joogeey soo dhawaada DIB BAA LOO NOQONAYAA WAA LANOQOYAA WAA LANOQONAYAA