• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Daawo: Adaa Yaabi Doonee: “Subxanaallah Walciyaadu Billaah”

February 15, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA: Daawo Barnaaamij Loogu Magac Daray Caaa,isha Show ayaa waxaaa lagu wareystay Dad kala Duwan oo qaabab kala duwan loo wareystay waxaana dadkaa la weydiinayay su,aalo kala duwan oo aad is leedahay aad bey u fudud yihiin Laakiin marka camero lagu soo hor istaago kadisna lagaaga dhigo waxaa dareemeysaa qalqal laga yaabo in aad qalado.

Hadaba Aqristoow Inkastoo Su’aalo badan la is weydiinayay hadana waxaa jiray su,aal la weydiiyay wiil dhalinyaro ah oo aheyd sheeg Nabiga Muxamed ”NNKH” magaciisa oo saddaxan bal adigaba daawo Sida uu wiilkaasi u Jawaabay

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO:

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 330

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .