• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Wasiiro ka Dukaameeysanaayo Carwooyinka Muqdisho. “Sawiro”

February 16, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Daawo Sawirro laga soo qaaday Wasiiro ka tirsan Dowalda Somalia oo ka dukaameysanaya Carwooyinka ku yaalo Magaalada Muqdisho taas oo ku tusineeyso in Amaanka magaalada uu soo hagaagayo.

Wasiirka Gaashaandhiga & Wasiirka Arimaha Gudaha & Amniga Qarana yaa ka dukaameeysanay Carwooyin ku Yaalo magaalada Muqdisho ayagoo si kadis ah ugu galaya Dukaamanka Ganacsatada Carwooyinka.

Hadaba Aqristoow Daawo Sawiradaan kadib ka dhiibo Fikrad ahaan sidee u aragtaa arintani oo aan horay loo arag oo ay ku dhaqaaqayaan Wasiirada ayagoo dhiira gelinaya Ciidamada Xooga Dalka ee sida weyn u adkeynaya Amaanka Caasimada Muqdisho.

madax6madax7madax2 madax3madax1madax4madax5

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3284

logo4

15 Responses to Wasiiro ka Dukaameeysanaayo Carwooyinka Muqdisho. “Sawiro”

  1. lafoolke says:
    February 16, 2013 at 02:11

    maasha’allaah.

    Reply
  2. kulle says:
    February 16, 2013 at 02:11

    alxamdulilah

    Reply
  3. salaad sheikl cali maxamuud says:
    February 16, 2013 at 02:11

    asc aad ayaan ugu faraxsanahay amniga muqdisho ka curtay balse wali waa qabyo madaxweynaha iyo rwasaraha afhayenka baarlamaanka ayaga oo usoo dukaman tagin carwoyinka hal jeer oo kadis ah lama rabo sida aad aragteen jecop zoma habeenki finalka iyo habenki bofana bofana wuu joogay garoonka amni sidaas ayaa ladhahaa sidaas iyo si ka wanagsan ayaan rajenenaaa hadaanu nahay somaliweyn inshaaa allaah mucaaradka dowlada hoos muxaafidka dowlada kor inshaaa allaah

    Reply
  4. Nur cade says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Masha alaah

    Reply
  5. qadra says:
    February 16, 2013 at 02:11

    masha alllah alxmdulilaah

    Reply
  6. C fitaax says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Waa wax lagu farxo masha allaah

    Reply
  7. Mohamed says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Asc all muslims horta nabaddu waa noo curatay lkn weli leykuma halleyn karo maxaa yeelay mar haddeysan madaxweynaha rayzul wazaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka aysan shacabka dhexdooda ku lugeyn karin oo shacabka dhexdooda aan maqaayadaha wax ugala qaxweyn karin oo caasimadda iyo gobollada ilaalo la,aan aaysan soco karin weli nabaddu ma xaqiiqsana ee allow nabad qeyr qabta nasii AAMIIN

    Reply
  8. wa yusuf macalin says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Mansha alh wa wax lagu farxo somahaan tasi insha alh wan garena herkasta o dowladi garto tana wa iftinka ama santaaanta abniga e hordhaca ah

    Reply
  9. abdirashid says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Asallamu calaykum waxaa soomaali ku wajibah in ay nabada ay hada heleen in ay illah ugu mahad celiyaan iska jiraan dul iyo qabiilka oo ah kan meesha aan joogno na geeyey waa in ay cashir aan ka qaadanaa waxaan soo marnay mida kale shal sheq iyo maxamed waxaa muuqato in aysan ka firinayn xaalda lugu jiro laakiin uu tuhun ku jiro naftoofa in ay jyihiin qas wayaasha shabaab

    Reply
  10. zakariye says:
    February 16, 2013 at 02:11

    haaa wn kufarax sanahay sidan ilaahow noosiyadi rabiyw norumey hankeena aamin ukac nabada wey bilabatay somaliyay kac kac

    Reply
  11. Dhaqane says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Asc hamabalyo hambalyo dhamaan umada somaaliyeed waxaan leeyahay allaah kaku xamdiyaano hanaka shaqeyaano sidii nuurka noobaxay aan nalakaga daminlahayn kana ilaashadaan cadawgooda

    Reply
  12. I am man i love me peacs says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Maasha alaah maasha alaah maasha alaah nabada ala macaa naa somali yey

    Reply
  13. {I LOVE YOU SOMALIYA} says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Al shabaab hoos dhowlada somaliya iyo ahlusuna waljameeca guuuuul guuuuul guuuuul alla hayaw na siiiiyo siiiiyo siiiiyo

    Reply
  14. cabdalla carab says:
    February 24, 2013 at 02:11

    maashaalaah waa arin lagu farxo ruux walbo o wadani ah waxaan ku bogaadinayaa dhamaan dowladeena barakeysan qaasatan 2ladaan wasiir fiqi iyo cabdi kariin howlaha ey hayaan in eey sii laba jibaaran waa guul qayiga somaaliyeed oo dhan usoo hoyatay maashalaah mar2aad

    Reply
  15. shoomac says:
    February 26, 2013 at 02:11

    hadoo run sheegaayo asoo ciidan la’aana hadukaameysto adii kadis eheyn
    amniga magalada kow&labo majoogo
    dad ka yaa dagrin

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .