• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dagaal qasaare geeystay oo ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose

March 5, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in jagboonti ku yaala duleedka degmadaasi lagu soo qaaday weerar geeystay qasaare kala duwan oo soo kala gaaray ciidmada Dowlada iyo kooxihii weerarka soo qaday.

inta la xaqiijiyay 10 ruux oo labadii dhinac ee dagaalamay ayaa ku geeriyooday tiro intaa kabdana waxa ka soo gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana weerarkaasi la sheegay in ay soo qaaden ciidamo ka tirsan Shabaab wararkuna uu ahaa mid gaadmo ah.

Masuul u hadlay ciidamada dowlada ee dagaalkaasi qeybta ka ahaa ayaa sheegay in dagaalkaasi ay qasaare ku gaarsiiyeen ciidmadii weerarka gaadmadaa ku soo qaaday waxaan uu tibaaxay in uu jiro qasare kale oo soo gaarey dad shacab ah iyo ciidamada Dowlada, isagoo sheegay in qasaare weeyn ay ku gaarsiiyeen kooxihii weerarkaas soo qaaday.

Inta Jeer ee la Aqrisatay 24

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .