• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Deg Deg :Dagaal xoogan oo Ka dhacay Gobolka Baay

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal xoogan uu ka dhacay deegaanada Aw-diinle, iyo deegaan lagu magacaabo Seeydheerow, waxaana dagaaladaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dad shacab ah iyo dhinacyada dagaalamay.

Dagaalkaasi ayaa waxaa qaaday ciidamada Dowlada, uwa Itoobiya, iyaganoo ku qaday labadaan deegaan ee Aw-diinle iyo Seey Dheerow waxaana dagaalkaasi ku geeriyooday ku dhawaad 10 ruux oo isugu jira dhinacyada dagaalamay, iyo dadka deegaanadaasi, waxaana sidoo kale ay ku dhaawacmeen inkabadan 10ruux.

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Itoobiya ayaa maalmihi danbe waxaa ay gobolka Baay ka wadeen qorshe isku balaarinayaan deegaanada gobolkaasi aykaga sugan yihiin xarakada Al Shabaab.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 327

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .