• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dhacdo Yaab Leh oo aan Horay loo arag oo Muqdisho ka dhacday.

February 26, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Isbaaro aan horay Nuuceeda oo kale loo arkin ayaa ka bilaabatay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho taas oo ah Isbaaro la yaab leh.

Ragga Isbaarada cusub dhiganaya ayaa koox koox u socda una badan rag xoogan ayaa maraya xaafadaha qaar, ayagoo eeganaya dadka keli keliga u socda iyo haweenka xiliga Habeenka ah.

Dhacdada yaabka ah ee nuucaan cusub ee isbaarada ayaa ah in feer iyo Haraati at isugu daraya qofka isla markaasna ka qaadanayo waxa uu wato, kadibna ka cararaya.

Isku soo wada duub waxaa iyana qosol leh markii aan la kulmay gabar Qaniinyo looga qaatay lacag ay wadatay, kadib markii iyadoo aan ka filaneyn qof dabo socday uu gacanta qaniinyo xoogan kaga boobay, kana cararay kadib.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3290

logo4

19 Responses to Dhacdo Yaab Leh oo aan Horay loo arag oo Muqdisho ka dhacday.

  1. axmed kooshin says:
    February 26, 2013 at 02:11

    kkkkkk maxey u qaniini weyday ayadane

    Reply
  2. dadir says:
    February 26, 2013 at 02:11

    kkkkkkkkk waxas miya mesha kenten

    Reply
  3. Ilyaas says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Taasi waxey astaan u tahay NABADA. Maxaa yeelay waxaani waxa ay dhici jireen xiligii NABADA(BURBURKII KAHOR.

    Reply
  4. shoomac says:
    February 26, 2013 at 02:11

    taas anaga ayey nairobi nagu heysataa Badal feer ka&haratida Mindi ayey adeg sadaan
    Waa hadey run tahay

    Reply
  5. buubgacal says:
    February 26, 2013 at 02:11

    waaa jirtaa qaniinshadaas nagumana cusba muddo 10sano laga joogo ayaan arkay nin tooreey wax ku qaadan jiray mararka qaarna qaniisho iyo handadaad markuu qof kali eegto

    Reply
  6. mardaadi awees says:
    February 26, 2013 at 02:11

    yaabka yabkiisa runtiin miyaa

    Reply
  7. Hassan says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Kkkkk gabadhan ilka malahan miya maxeey u qaniini weyday ayadane

    Reply
  8. salaaxu diin says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Gacanta tay lacagta kuhaysay wooye shekada fahma adinka kadibna waydaysay
    Taas mawelo waye

    Reply
  9. wadani says:
    February 26, 2013 at 02:11

    k.k.k.k.k. Balcad.com marka waxaat keenteen sheekadi ilmaha hurdada looka celin jiray cml

    Reply
  10. wa yusuf macalin says:
    February 26, 2013 at 02:11

    KkkkKKkkkkkk yaaaaaaab shib iska dheh

    Reply
  11. dalnuurshe yare says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Kkkkkkkk asc balcad.com waxaad rabtaan ayaad dadka ka dhaadhicinaysaan see qaniinyo gabdha lacag looga qaadanaa horta gabdhaha iyaga ayaa qaniinyada ku dheereeyo hadii la qaniinay iyana may qaniinto horaa somali u tiri qaniinyo qaniinyo kale ayaa kaa fujiso

    Reply
  12. Gacal says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Asc asxaabey beri wexey oran doonaan nin nin u tegay ee nagadaaya beentaan aad buun buunisiin

    Reply
  13. cilmi says:
    February 26, 2013 at 02:11

    asc anika sida an uqus layey ferta ayaaba ixa nun tay qofku labo kacan ayow le yahay iyo af ayada hal kacan mi yey lahed yab annakaa arag nay

    Reply
  14. ismacciil says:
    February 26, 2013 at 02:11

    Alxlilaah hadii alle noogu badelay xabadii iyo mindidi feer iyo haraati

    Reply
  15. ibrahim mohamed says:
    February 26, 2013 at 02:11

    police kuu muxuu qabtaa

    Reply
  16. salah nabhaan says:
    February 26, 2013 at 02:11

    ayadana maxey uqaniniweyday

    Reply
  17. cabaz15 says:
    February 27, 2013 at 02:11

    arintaa wali keyd ayey jirtay yala dhihin balcad waa ben teed wasax adi haday san ku ku dhicen ani ayay ugo dhacday ani umaraya xafada xamar wayne ayaa sadax nin ay iga qatey mobel marka waxaa dhah daa marka arak to aloow ha igo gay nin

    Reply
  18. Jamaal says:
    February 27, 2013 at 02:11

    Ascw aniga wanku faraxsanahay arinkan maxaa yeley waa astaanta nabada dalkana waan ku soo noqon mideda kale fer &haranti ayat ba shegeysan cejo ayaa wax la iskaga qaataa wadamadan sida kenya/malawi/zambia/suoth africa/uganda iwm waxan leyahay alxam dulili laah

    Reply
  19. Maxamad muxumad xasan [qoslaaye] says:
    February 27, 2013 at 02:11

    K.k.k.k.k.k aad iyo aad ban ugu faraxsanahay ilaah baa mahadle xabadi noogu badalay feer

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .