• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dhacdo Murugo Badan: “Fartuun oo sugeeysay in Arooskeeda la Galbiyo Maxaa ku dhacay.. ” AQRISO

February 16, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Dhacdo Xanuun Badan oo ku dhacday Gabar soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Fartuun aadan waxa ayna ku nooshahay Dalka Imaaradka Carabta, Fartuun waxa ay ku jirtay aroos waxaa isku imaaday gabi ahaan asxaabteeda iyo Ehelkeeda waxaa gabagabo gaaray arooskii dadkiina waxa ay u diyaar garooben inay Aroosada Fartuun usii sagootiyaan Gurigeeda.

Fartuun Aadan Nasiib daro ayaa ku dhacday ayadoo isku diyaarineysa galbiska arooskeeda ayaa waxa ay kawar-heshay in Fartuun lagu dul furay halkii ay fadhisay oo ahayd goobtii xaflada ay ka dheceysay.

Maxaay Sameeysay Fartuun waxa ay la aqal-gashay nin lagu magacaabo Xassan xaaji oo ay ku baratay Aallada Facebooga waxa uuna kunoola dalka Ingiriiska Hayeeshe Xassan oo dareensanaa Cilad ayaa mar quraha waxa uu furiin dul dhigay Fartuun isaga oo aan la garaneynin sababaha uu ku furay marwadiisa cusub.

Si kastaba ha ahaatee dhacdadaasi ayaa noqotay mid layaab ah waana dhacdo kusoo badaneysa soomaalida qurba joogta dhex-dooda taasoo ay sababeyso kalsooni daro maadaama ay iska dhex calmanaayan Aallada Facebooga.

Inta Jeer ee la Aqrisatay 208

logo4

13 Responses to Dhacdo Murugo Badan: “Fartuun oo sugeeysay in Arooskeeda la Galbiyo Maxaa ku dhacay.. ” AQRISO

  1. baraa binu cali says:
    February 16, 2013 at 02:11

    kuwas aroos ma ahan waa dhaqan xun

    Reply
  2. kulle says:
    February 16, 2013 at 02:11

    waxyabahan waxa sal u ah gurka o alomeldayenin. e gurka halo mmeldayo fadlan

    Reply
  3. cabdullaahi muse says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Waxbaaa ka qaldan sheekada malaha kiii qoraaa qalday

    Reply
  4. salaad sheikl cali maxamuud says:
    February 16, 2013 at 02:11

    wax dhici karo inoo sheega lacag sida aan arkay iyo ceyr laqaatay lagu sameyay gabadhi lagu arooso dheedheel lagu furi maayo lakin waa macquul inuu ninka waalanyahay ama haweneydu waalantahay balse laba ruux oo caafimaad qabo hadana og dhibatada jaceylka iyo baahida haweenka iyo raga ha isku bartaan facbook ha isk bartaan telphone inwm isma dalaaqaan dhaqsi

    Reply
  5. Nur cade says:
    February 16, 2013 at 02:11

    K.k.k.k.k.k.k.

    Reply
  6. dahir biidhe says:
    February 16, 2013 at 02:11

    asc wa arin ad iyo ad u xun ad ba ugu xumahay arinta ku dhacday gawadhas walashena ah in u sidas sameyo ma ehen wilkas somaliyet hadi xeta loga shegay wax yabo xun in e sameso waxe ehet in u guri gesto ka dib u ka waniyo ani ahan sidas aya ila habon asc

    Reply
  7. wa yusuf macalin says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Ma ficno arintasi lkn calafka a halkas ku eka waxan oga digaya dadka guurdoonka ah in gurka xurmeyan o ay sharfan ben bentana laga dhaaafo

    Reply
  8. Mohamed says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Dhalinta maantay jirtaa guurka waxey u heystaan inuu yahay ciyaar balse guurku waa sharaf ow ilaahey ku mnneystay umaddiisa taasina waa laga fiicanyahay gabdhaha massakiintaa sidaasi layeelo naaguhu waa masaakiin ilmadow ah ragga gabdhaha sidas u gelaayoow alle ka baqa wabillahi towfiiq

    Reply
  9. axmed kooshin says:
    February 16, 2013 at 02:11

    ani kooshin ahaan waxaan aaminsanahay in ey calaf isku waayeyn wax walbo alle xagiisa ayee ka qoran yihiin teeda kale dadka qadka iska baranaayo ani kooshin ahaan ilama wanaagsana waxaad arkeysaa naag nin qabo oo qadka nin kale uga sheygeyneyso marka alle halaga baqo dhalin yaro wa bilaahi toofiiq by

    Reply
  10. bashir says:
    February 16, 2013 at 02:11

    dhalecen ama sheko waqti gabsya ayan u arka fikradas

    Reply
  11. Farah noor says:
    February 16, 2013 at 02:11

    War sooma ka warhayo in furniinka yahay shey xalaal ah oo allah agtiisa loogu naceeb badanyahay? Jawaabta waa haa ee maxuu sidaas ooku degdegayaa.

    Reply
  12. Xasan xaaji says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Asc akhayaarta aniga waxey ilatahay in qaab qaldan loodhigay arooska oo aan shareecada waafaqsaneyn (gurigii lagu dhisha cara alla kolba waa uu dumi lahaa koleyba)

    Reply
  13. Roble omar says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Mashaalah! Waskuciyari gibadas wahana filaya in aas gursanidonin abadkisa

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .