• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Dhacdo Naxdin leh: “Haweeney ku u mushay Magaalada Muqdisho……”

February 25, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:   Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka taagan xiisad ah hooyo ku umushay Cusbitaalka Laansaleeti oo meeshii cunugeeda ka sugeysay loogu badalay sambabka Geella.

Sida uu ku soo waramaya Wariyaheena Magaalada Muqdisho oo booqday haweyneydaasi ayaa waxay sheegeen in haweyneyda aad uga careysneyd cunugeedii oo loogu badalay Sambabka Geella iyadoona faah faahin ka bixisay qaabka ay wax udhaceen.

Waxuu yiri asagoo ka hadlaya Arntaasi.

“Anigoo foolanaya ayaan tagay isbitaalka Laansaleeti xilli habeen ah, waxaa la iga duray fartayda cirbad wax dareere ah ka socdeen waxaana waxii xilligaasi ka dambeeyey ahaa qof aan miir lahayn ayey tiri haweyneyda Umushay”

Odayga Qaba Haweeyneyda udhaxday ayaa saxaafada usheegay inay u sheegeen dhaqaatiirtii umulisay Xaaskiisa in cunugii ay dhashay uu geeriyooday markii ay dalbadeena in cunugii la siiyo loo keenay sambabka Geella.

Isku soo wada duub Dacwadaan ayaa ah mid xitaa gaartay maamulka degmada Kaaraan waxaana ay hadda sheegen maamulka degmadaasi inay baarayaan siday wax udhaceen islamarkaana sharciga lala tiigsan doono qofkii dambiga lagu helo haweyneyda umushay iyo dhaqaatiirtii ka dhalisay kii khaladka ku cadaado.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3261

logo4

12 Responses to Dhacdo Naxdin leh: “Haweeney ku u mushay Magaalada Muqdisho……”

  1. sade waakan says:
    February 25, 2013 at 02:11

    sub xaanalaah maanigaa waalan mase cadan baalagaheesayaa warkaanoow ma wabsetka ayaa waxuu qoro waayay mase dad cunid baabilaabatay nin ayaa hadakahor yiri warninyohow ha barta maxaad ku ogeeyd camal xumo dad cunimay kudarsatay hada dad ladilo ladhaco lakuf sa do layskalatag waxay mareysaa sambab iga hoo subxaanalaah aloow adaa noomaqan

    Reply
  2. Liban geedqalooc says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Koley naagta umulisa cunuga lagaraba

    Reply
  3. Liibaan carabeey says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Asc aqayaareeey waxaas hala yaabina waxaa macquul ah cunuga in lagala baxay xubnaha jirkiisa muhiimka ka ah taasne waa wax ka dhaco wadamada qaar marka aqayaareey cunugu waxaa umaleynaa in lagala baxay wadnaha iyo qeybaha jirkiisa muhiimka ah saas darteedna haweeneeyda loogu keenay sambab waxyaabahaasne waxeey kadhacaan wadankaan aan joogno oo soot afrikaoo dadka dhintay lala baxao xubnahooda jirka ee muhiimka ah dadow haweenkiina ha uogolaanina ineey ku umulaan isbitaalada ee guryahooda hagu umulaan wabilahi towfiiq wsc wr wbr

    Reply
  4. Xudayfa says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Dhaman wan idinsalamay muslinta dhan adunka melkasta kajogtan hadan fakirayga kadhibto isbitalka masomaliya kashaqayso mise ajanib tankale qofislanima sheganayo waxan ktma dhaqmayo

    Reply
  5. qoslaaye says:
    February 25, 2013 at 02:11

    warki hore warsoo dhaaf waayeel qoloflahaa yimid ayey maree sheekadu sambab aya lasiiyey aaaaaaaaaaa see loo aminaaa warkaaas

    Reply
  6. sifir says:
    February 25, 2013 at 02:11

    asc aniga uma maleynayo in waxaas run yihin

    Reply
  7. zakariye says:
    February 25, 2013 at 02:11

    waxan lee yahay maamada somali yed haku dadaasho in ey kaharin cunu geeda eyraadi so wey helee in sha allaah ilaaheyhaku sahlo hooyo

    Reply
  8. axmed kooshin says:
    February 25, 2013 at 02:11

    a.s.c. Dhamaan waxaan salaamayaa aqyaarta figrada dhiibatay salaan ka dib waxaan ka codsanayaa in laga fogaado wixii diinta wax u dhimaayo waxaa haboon in fikir wanaagsan aad dhiibatato balcad.com waxaan ka codsanaa in ey soo ogaato arintaan meeshee ku dhamaato waa axmed kooshin oo idin leh nawad galyo

    Reply
  9. Cumarshiine says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Asc mislimiinta mel walba ey joogan marka xiga arintaan waxaan u arkaa in ey tahay arin la cunuga la rabo xubnihiisa

    Reply
  10. Maxamad muxumad xasan [qoslaaye] says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Asc aqyaarta qiimaha iyo qaayaha badan wan idin salaamay dhamantiin sln kadib waxan ugu duceynayaa maama soomaaliyey ineysan cunugeeda kaharin waxan leyahay hooyooyinka kale ee soomaalia joogo ineysan isbitaal ku dhalin maxaa yeelay isbitaalka waxaa joogo dad cunayaal ka ganacsada dadka jirkooda ku waasoo muslim kula sheeganay lkn sidey ila tahay dadkaas muslim ma’ahan waxan leeyahay taqaatiirta soomaaliyeed ineysan ku dhaqaaqin wax alla cara gelinaya ku waasoo ah inaan laga ganacsan dadka jirkooda anigoo ah maxamad muxumad xasan [qoslaaye] waxan idin leeyahay asc w.w.

    Reply
  11. nabhaan says:
    February 25, 2013 at 02:11

    asc qaladka waxa iskaleh umulisada maxayelay waxa lakarabaa cunuga nolol iyo geeriba

    Reply
  12. shoomac says:
    February 26, 2013 at 02:11

    BALCAD waxan idin ka codsahaa wax fikrad laga dhiiba karo inoosoo qora benba ha ahaadaane

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .