Advertisements

Dhacdo Qosol Badan. “Gabdha Muqdishi oo Ogaaday Ragga Qurbaha ka imaaday in ay yihiin…”

02/22 02:1122 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Qormo Xiiso Badan oo aan kaga hadleeyno Dunidaan aynu korkeeda ku nool ayaa maalinkasta waxaa ka dhaca mucjiso adiga kaa yaabiya maanta waxaan idiin heynaa Sheeko qosol badan isla markaan si toos ah u dureysa raga Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ee damaca kaga jira hablihii ay Soomaaliya ugu soo tageen.

Waqti aan sidaa u sii gogeyn ayaa nin Qurbaha ka yimid waxaa maalinkii shalay aheyd Muqdisho loogu guuriyay gabar reer Muqdisho oo mudo dheer ku waalatay in ay haasaawe jaceyl la jisho ama guursato raga qurba joogta ah iyadoo markaasi ka damacsan kista yartaa ay halkaasi ka soo shaqeysteen.

Intaa kadib Maxaa qabsaday gabadhii?

Arinta Madaxeeyga ka weynaatay isla markaana hablihii kale nacsiisay in aysan mar dambe kalmad ufurin raga Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool.

Dhanka kale Qoyska dhalay wiilkaani Qurbaha ka yimid ayaa waxaa ay wiilkooda ku ogaayeen jiro uu qabay hayee shee uma aysan sheegin qoyska gabadha ay ka guursanaayeen waxaana la dhigay aroos qaban qaabadiisa si weyn loo dareemay, kana yaabisay dadkii Filim qaadayaasha ahaa kadib markii ay ka yaabeen dhaqan xumada ninkaan arooska lagu sheegayo.

Sidoo kale Filim qaadayaashii ayaa mar qura Kaamiradoodii qabatay ninkii arooska ahaa oo kabihii la biska ka soo taagay oo markaasi caga cad cad waxaase ka sii darneyd markii gurigii arooska latagy oo loogu yimid hal sariir taasi oo kuu cadeyneysa deg dega arooska iyo halmar yaa gabar u guuriya ninkaan qurba joog ah.

Hadaba markii uu soo gaba gaboobay arooskii dadkiina ay kala yaaceen maxaa dhacay, wiilkii Qurba joogta ahaa oo gabadhii isku diyaarisay ayaa ku hurday ilinka horee Guriga ee kabaha lagu siibto maxaase dhacay markii inta gabadhii ka yaabtay soo kicisay.

Wiilkii arooska ahaa ee lagu sheegay Qurba joogta ayaa soo qaatay Mindi af badan waxaana uu ku dhaqaaqay sifeen sida in uu qof qalayo waxaana gabadhii soo gashay cabsi tii ugu darneyd ebed iyadoona ku sigatay in ay suuxdo sida ay sheegtay.

Gabadhii ayaa si deg deg ah Telfoon ugu qeylo dhaamisay qoyskii dhalay wiilka arooska ah ee Mindida sifeysanaya waxaana qoyskii dhalay wiilka ay gabadha aroosada ah u sheegeen in raga Qurba joogta ah ay sidaan uwada waalan yihiin kuna qeyliso ama yac tiraahdo markaas ayuu mindida dhigayaa kaana cabsanayaa.

Xasan Kuuriya

xasankuuriya@yahoo.com

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 31838
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

22 Comments

  • Mr moha

    Sxb xasan kuriyo maxa sida inagu rafadine raga qurbo jogo ah o idil miya wada dalan musun wako aya tahay raga qarne sida ha u fadexen nin hada danbo ku arko fadexadan o kalane in lagu nastexaynaya ogow hadane waxa kaga tagaya sln islmaka asc

  • Hassan

    Kkkk manta nin walan aya kenten birto kena naag walan o ayadane sakiin wadata

  • Mohamed

    Kkkkkkkkkkkk nin addunyo joogoow maxaa aragti kuu laaban wax la shEego aya la wayay

  • wadani

    k.k.k.k. Mada daaladaan naka daaya balcad .com ee wax laka faa iideesto keena

  • General aadan dheere

    Sxb hadal miisan leh aya la rabaa nin walan naag kuma xiranta.

  • Gacal

    Asc asxaabey anaga maad naga bureesaan dumarka k k k k k k k k k been badanaa weli geey maanan maqal mana arag waxaan lkn waxaan ufahmay kuxumeen lagu xumeenaa geberta lkn raga mawada ahan saatan as

  • dadir

    kkkkkkkkkkkkk sax nin walan nag kuma xeranto musuladna ma qadi karo

  • mohamed deco

    kkkkkkkkkkkkkk nin markiisa hore walanaa ayaa qurbo joogta oo dhan laku matalaa kkkkk waa yaab

  • cadoow

    asc wara saxibna hadalkaan waa ina sifican laadab gala kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • iftiinshe

    Asc Waxa illatahay
    waxlasheego ayaa lawaayay.

  • dalnuurshe

    Kkkkkkkkkk waa yaab sxb qurba joogta dhan ma wada waalna lkn kuwo iskaabulo ku go’day oo naago ku waasheen ayaa jiro marka kuwaas iyo dadka dhan iskumid haka dhigin sxb

  • sharmake

    k.k.k. Sxbkey kuuriya waxaan dhihi lahaa manta wax uu qoro ayuu garan wayay ee waxan sheko mahan,mida kale hadii qurba jog ay waalantahay xasan kuriya wuu ka mid yahay

  • Feysal

    Asc asxabta wan idin slmy inta kadib nika fadexadan soqoray asaga aye kudhacday o aniga ayaba maqlay marka waxan dhihi lahay sxb wad is fashilisay e umada fadexada kadaaa ncs

  • muqdisho

    kkkkk wale wayab mindha qurba jogta aya gur ka loga yabey eska daya walalayal in badan ayu qad sanaye kkkk adne kane mar kiina sabra

  • asc kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kullee anika wow ika badi yay nin kan cajib

  • nadiya

    gabdhaha dibada kuwashay waxankabaqayaa in la birbireyo is ilaliya

  • bashir

    blcd ninka iyo nagahad isku diri rabtan mad noshegtan

  • murtile maxamed

    asc asaxabe runti xassan kuriya wariye ayan modi jiray balse manta ayu fashilmay shekadan war uma heysan sidow kuriya ku kenay lkn ana idin hayo bal an idi sharaxo kuriya gabar ku nool magalada muqdisha ayu waxow jecla in muda ah xassan kuriya aya gabadhan ka codsaday gur wey ka aqbashay lkn nasib xumo aya kuriya ku dhacday oo maxey tahay nasib xumada xarif kis wata qurbaha ka yimid marka ayu gabadhi hos hadalka ula dhigay malintas laga bilabo ila hada xasan waxow ladagalsanyahay raga qurbaha ka imanaya marka xasanow shekadi waxaey aheyd waqti hore wali ma sabrin miya sxb rali noqo wan ku fahansanahaye

  • Gurey

    Kkkkk ninka waalan waa xasan kuuriyo maxaa leeylay xasan malaha saxibtees ayaa nin qurbaha kayimid lacag uga qaatay waxiisa waa malaa yacni iska aamus

  • Ladan

    K k k k k k k war raga maqan uu ka bursanaa dumar

  • Axmad deeq

    Kkkkkkkkk wiligey ,ma maqlin waxaas lakin hadeey jirto xataa waa iska caadi sabab too ah nin 20 sano naag arkin waaye yaa loola yaawin farxad lee haaso waali mahan klkkkkkk farxad.com

  • AHMED

    KKKKKKKKKKKKK QURBO JOOG NAAGAHA MUGDISHO SAAS KUMA NACAYAAN MAXAA YELAY AQOONTOODA IYO QIIMAHOODA AYEE WATAAAN L,LLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLL

Leave a Reply