Advertisements

Dhacdo Xanuun Badan oo Uur ku Taalo ah. “Aqriso Qisadaan”

02/19 02:119 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Magaca Gabadhaan Qisada ku dhacday waxaa la yiraahdaa Saciido waa gabar Somaliyeed mesha ay ku noo shay waa wadanka mareykanka gaar ahaan xafada ay somalida u badan tahay ee loo yaqano ohaya.

Hadaba Saciido oo ka sheekeeyneysa Qisadaan waxeey ku bilaawday…..

Wiilkani Qisada a dhex martay waxan iska banaray facbook waxana isku barany si hab sami ah oo dagan maha qof fudud balse jaceylka ma fahansano waa waa like caruur oo kale.

Saciido ma darento eyrada macan ee hasawaha iyo jaceylka wax yabaha kor uqada jaceylka.

Saciido aad iyo aad ayaan u jecladay waxana marqaati ka ahaa Hooyadey iyo abaheey oo xaalkeeyga dareen san balse waxaa ciil iyo calool xuma ah qof aad maalin waliba wax ushegeyso aan dareen laheyn.

Macalinkaygii iskuulka ii dhigi jiray ayaa waxuu aniga iyo ardayda na oran jiray war hee dhaha dhagax miyaad tahiin maxa idin ku dhacay oo ad ka jawabtan su alaha runtii markii arday facaa ah su aal uu ka jawbo calosha baa ku xanuun saneyso wayo Somalidu waxay tirahdaa damiin majiree ilaa qofka asiga uu wax ka aqrin wayo waana sax taas.

Saciido u geraray oo u gabyay dareen malaha miyaane mise qeeyba daremaha ayaa lagaqatay.

Waxan is lahaa nololosha ka dhigo cadowga ka du gasho waa ilmahada hoyadoode balse idareemi weysay ilmaheyga hoyadood hadeey caruur ama doqon kugu noqoto.

Allow amuuraha sahar Saciidone qalbigeda igu siitoosi.

Aqristow Saciido xalkeda wakasaa ee maxad ledihiin wiilka somaliyeed.

Gabar aad jeceshay hadey ku fahmi weyso maxad sameyn laheed?

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 31007
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

9 Comments

  • qore marax aya tahay ila iyo hadane ma fahmi wax ad shegesid e laga naxo ama jecel micnihisi la fahmi karo maraxow qiso hadad qoraysid qiso mcqul ah qor musqul byyyy

  • Mohamed

    Asc all muslims dadku sidiisa isku dareen maahan qof waa qof marka wax loo sheego horay ka fahmaayo qofna waa allihiis ka alle marka haddi qofku ku fahmi waayo lagama waaliyo ee waa loo dejiyaa si tartiibana wax waa loo fahamsiiyaa maxaa yeelay qoku inuu mar kastaa ku fahmo shardi maahan qofkuna dhagax maahan oo haddad si tartiiba markastaa wax ugu sheegto waa hubaal inow marka dambe xaggaga soo fiirinaayo taasi dadaal iyo samir iyo waqti oo la siiyo marka ugu dambeysana waa lagu guuleysanaa inshaa allaah

  • maxamed oo ku magac dheer keynaan

    asc marka hore dhaman bahda balcad.com dhacdadan waa dhacdo ad u cajiib ah inlaga shekeyo lkn wad gabiseen teeda kale ma wanagsana qoraaga sare in la af lagadeeyo ta ogada dadka commentiga bixinayow ka taxadir war ad qoreysid ha iska qorine thanks all of you qukii dood ka qawa fikirkiisa wuu dhiiban karaa asc by

  • Cade cade

    Dadaalaal wuu,gaadhaaa
    samir&dulqaad,yeelo

  • hanad yare seys

    asc aqistayasha oodhan wan idin salaamay waxan dhihi lahay hakadeelin koleey dhagax mahan qoftu hadii marwaliba wax loosheego waxan huba iney mar soodebceeyso lagama quusto ee hakaquusan wabilahi towfiiq

  • baraa binu cali

    asc dhamaan bahda balcad.com iyo dadka ku xiran waad salaman tahiin sida aan rajenaayo dadka wax ma isla fahmaan marka qasab ma ahan in qof ku fahanto balse wax lagu fahansiiin karo ayaa jirto hadii aay qacidas ka lunsan tahay iyadanu waa gooni marka waxan ka xumahay wariya in caayo caayduna waa xaraam mana wanaagsano marka hana isku naxriisano qofka comment ka bixnaayo wa in hadal wanagsn ku hadlo haday wax qaladan yahiin u sheego lkn ma ahan cay iyo aflagaado la keeno wana laga fiican yahay

  • crizaqcade

    asc weydhacda qisoyinkan o kale lakin aad laisukuguma masqhuliyo wiilka hadi u yahay nin og inusan laahyn wax ceb manta ay gabdhu jecladay ku fahmi weysa wa inu naftisa ka xoreya una shega inu helikarayo mid aad oga qimo badan midan fahmi la nafta iney xor ahata ayey ku quruxbadantahay ee anan hal qof un lagu xirin qacidan jirtay dadka jacelka ku dhaca aad u rafadiso e ah midkan ama midaan unba tada ah kuq ancini karta naftadana ay rali ka tahay waxasi waa been aad kaliga naftada ogu shekaysay md aad kuw alanatahay shalay madana aqonin adiga unba bartay mantana mid kawangsan aayd baran karta
    waxandhihi laha cagta ha u furo naag manta jogta ninki u washa isagaba marki hore walan rabay yuuna dhihin nagba i dhaxqaday kkkkkkkkk

  • sharmake

    ma aniga waalan mise qofka qoray ayaa walay sheekada micna dhan malahan waxa cinkeda ku qoran iyo waxa qoraaga uu ka hadlaya

Leave a Reply