Advertisements

Dhacdo Yaab Leh: “Gabar ka Sheekeeyneyso Arimo Yaab leh…”

02/12 02:1120 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Gabar guur doon ah oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay nooca hasaawaha ay jeceshahay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay raga badankiis aysan la jaanqaadi Karin.

Sida ay Sheegtay Gabadhan in nooca hasaawaha ay aadka u jeceshahay uu yahay kan taleefoonka, isla markaasna ay weli haleeli la’dahay qofkii ay la wadaagi lahayd.

Mar ay ka hadleysay Arintaan waxeey Tiri….

” Marka aan qofka taleefan kula sheekeysanayo, waxaan la eegtaa sheekada meesha ugu haboon, qaabka ugu haboon ayaan u fadhiistaa ama u seexdaa”.

Sidoo kale Waxay sheegtay in qof ku haboon in ay nolosha la qeybsato oo dooqeeda ah aysan heyn, iyadoo tiri :” qofkaad is tiraahdo armuu dooqaagu yahay, Wuxuu ka gaabinayaa dhinaca la sheekeysiga”.

Isku soo wada duub dadka dunida ku nool ayaa leh dabeecado kala duwan oo la xiriira dhinaca hasaawa qeybsiga.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 31683
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

20 Comments

  • baraa binu cali

    wlhi hadii aay tahay guur doon ma ahan web ku sheegto lkn waxay ku haboontahay in aay iska raadsato nin wanaagsan oo fiican way heleysa hadii alla idmo oo alla ku xirnaato

  • Cumar

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k
    layaab wlh wax kalena weynu sugeynaaa!!!

  • axmed kooshin

    macalin dugsi ha guursato asi ayaa wanaagsan sidaan filaayo wax ey sheygto ayee ladahay kkkkkk

  • Alcadala

    Asc all kkkkkkkkkkkkkk waleee shabeel nageed lama kulmin wali sida aniga cml yarta 5ta farod masina 5 shan hoyo dhashayna masina ragana wa sidaaaaas

  • Rumiin xaaji

    Asc dhamaan akhayaaray waad salaaman tihiin marka hore waxaan dhihilahaay gabadhaas allaah harumayso qadar tiisa marka labaadna hasamirto way heli doontaa insha,allaah nin aykuqanacdo wabilaahi towfiiq.

  • wa yusuf macalin

    Asc asxabay ani waxan ku talin laha sida ay kutaliyen walalihi iga horeyay gabadhu samir ha ciinsato. Mida labatna raga gurka denayana bal ha kawardonan inatas wa intaaso ay isfahmaan o ay tahay qofqaali ahee

  • Maxamad cali

    Asc okay wa arin layab ah lkn raga sanadkan jiran we qayano badan yihii

  • dadir

    asc oll marka xigtane waxan dhihi lahay gabdha gurdonka ah doqeda wey heley e hadasho yena qusanin wana idin salamay dhaman wabilahi towfiq

  • C/risaaq cali

    Fadlan haday gabartu da cad katahay ay gur dontahay ana diyar ah oo gurdon ah bahda balcad hana xariso aqyarey idnkuna marqati kanoqda hadi kale waxa mesha lagu hayo wa ben iyo mada dalo

  • asad waxaan ahay guurdoon

    Anigoo ah asad waxaan ahay guurdoon waxaana kunoolahay south africa gabadha ha igala soo xariirto cinwankayga facebooga oo ah asadcarale. Waa hadii ay daacad ka tahaye

  • Mohamed

    Asc all muslims marka xigtaa gabadhaas walaasheya waxaan kula talin lahaay guurku waa calaf marka waana laga qeyr roonyahay inaad danahaaga aad ka naadiso wapsaid yada marka walasheyda qaaliga ah ha sugato kolley markaan ka hor haddeysan calaf ku helin wa heli doontaa inshaa allah ee rabbi subxanahu watacaalaa talada ha saarato wax kastaahina waxey ku dhacaan qadarta allaah marka walaashey samirka ha kaalmeysato wabillaahi towfiiq

  • Mubashir

    Asc wr wb daman walalaha gabada haday gurka dacad kayahay ana diyar un e ha i ga so hagagto lmbrka ah 0833126291 ama cinwanka ah Akashyare fadlan ha la i gu so hagajiyo asc wr wb

  • camey

    asc dhamaan asaxaabta soo wada hadashey oo mid walba ka dhiibtay fakirkiisa inta ka dib waxaan leyahay gabadha walaasheyna ha iskala weynaan dadka oo ha is dhahin kanu kuma qalmo maxaa yelay waxaa laga yaaba inaa kii calafka ku noqon lahaa aa yasto ka dibna waxaan kugu maslaxaya inaa samirto kuna dadaasho kalanka rabi waadna heleysa waxaa u bahan tahay nabadey

  • Farah noor

    Walaal waxaad si toos ah u abaarta raga xambarsan diinta ayaga mid wanagsan ka heli donta. Thanks

  • kaamil yare

    sxbyaal gabadha yeysan idin lug gooynin, waxay rabtaa oo keliya nin telefoon ugu sheekeeyo.sexy phone waa gabdhaha jecel inay telefoonka looga raaxeeyo,marka taasna waa cudur daawadiisa eey dhib tahay si lagu helo,ninkii rabo inoow telefoon wax ugu raaxeeyo ama ku raxeeysto ha la xiriiro gabadhaas,iyadaa lug go,an ee yeeysan idin lug gooyn walaalaheey.ninkii telefoon inoow ka siigeysto rabo aseey u taal.

  • laybka dunida umii qayr

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k wa yaab asxbta dhaman asc ka dib gawadha walashey ah waxan ad ugu xumahay iney ka so dhiwato dabicigeyda halkan wayo waxa wangasan ma ahan ragana ma ahan iney ku hadalao afkeyga i qoyan marka ninki talo sax ah sin karo fadlan ha siyo gawadha ki gur dacad u ahne tos ha ula xariro asc

  • crizaqcade

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • asad waxaan ahay guurdoon

    Waraa aqiyaareey waxaan idiin sheegaa balcad in ay waxay doonaan iska qoraan ani guurdoon aan ahay ilaa shalayne wax ila soo xariiray majiraaan marka mardanbe balcad danbe aqrisanmaayo

  • Hussin abdulahi maxahamad

    Ha iska sogto wixi calafkeda ih wey hidonta

  • zakariye

    walaal waligaa hakufikirin inad hesho sad rabtey kuna hesho adun adi goo joga walaal haisdhihin rux kulamid ah bad kahele sad rabtey ilaah balaga hela sida rabtey ee radimid melkadhow walaal by

Leave a Reply