• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dowlada Danmark oo Shaaca ka Qaaday Waqtiga ay Celineeyso Qaxooti Soomaaliyeed. “Warbixin”

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Hey’addaha u Dooda Xaquuqul Insaanka Sida Human Tigts Watch iyo kuwo kale ayaa ka qeyliyay Warka ka soo yeeray Dowlada Danmar ee ah in Qaxooti Soomaaliyeed ay dib ugu Celineeyso Wadanka Somalia Bishaan inta aysan Dhamaan.

Qaxootiga Soomaaliyeed ee la sheegay in dib loo celinaayo ayaa Horey loo diidey codsiyadooda magangalyo doonka ah, kuwoodii ugu horeeyeyna waxaa lagu wadaa in todobaadka inagu soo socda dib loogu celiyo dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Sida ay ku doodayaan Hey’addahaan u dooda Xaquuqul Insaanka in weli ay halis xagga amaanka ah ay ka jirto koonfurta iyo bartamaha dalka Somalia, taasi oo aanan saamaxaynin in dadkani cabsi la’aan ku noolaadaan.

Isku soo wada duub Qaxootiga Soomaaliyeed ee la sheegay in dib loogu celinaayo Dalkooda ayaa haatan ku nool Goobo Teendho ah oo aan qaboowga ka celin karin wax ay heystaana ma jirto waxaana la ogeyn sida ay ku suura galeeyso in Dib loo celiyo balse Dowlada Danmark ayaa sheegtay in todobaadkaan dib loo celinaayo Qaxootiga Soomaaliyeed.

M M YUSUF
DANMARK:

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 356

logo4

3 Responses to Dowlada Danmark oo Shaaca ka Qaaday Waqtiga ay Celineeyso Qaxooti Soomaaliyeed. “Warbixin”

  1. maryan says:
    February 23, 2013 at 02:11

    asc hadii qaxootiga soomaliy dib loo soo celiyo waa wadan koodi hadaba dad badan ayaa ku nool waxaa horay loo yiri nin walboo wadankaa wax kuu dhaamo malahin wa bilaahi towiiq

    Reply
  2. hassan says:
    February 24, 2013 at 02:11

    ani waxan u arka in la celnin wayo wali xalku waxunyahay oo al qaacido inta laga sifenayo uu dalka nabadkadhalnayo halacin

    Reply
  3. dahir biidhe says:
    February 26, 2013 at 02:11

    k.k.k.k.k.k.k. Manta waxa nasbi ninki jogo dhulkisa laguna aso cidisa hadey tada gasho marka waxad xasus nata malinti waqtigada dhamato ina dhimaneyso marka wadan shisheye waxbo kuma tarayo mark nin walbo ku so lawo wadanka

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .