• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dowlada Soomaliya oo hishiisyo la gashay maamulka Ahlu-suna ee Gobolada Dhexe

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Kulan saacado badan qaatay oo xalay degmada Cabuudwaaq ay ku yeesheen wafdiga uu hogaaminayo Ra’isul wasaare Saacid ee booqashada ku maraya gobolka Galgaduud iyo mas’uuliyiinta maamulka culumaadiinka Ahlusuna Waljamaaca ee gobolada dhexe ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan in ciidamada Ahlusuna ay si buuxda ugu biiraan ciidamada dowlada Soomaliya.

C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Wasiirka Arimha gudaha iyo amniga Qaranka  ee xukuumda Soomaliya oo  lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in wadahadaladani ahaayeen kuwo soo socday in muddo ah, balse sida uu sheegay xalay degmada Cabuudwaaq lagu kala saxiixday heshiis kama dambeeys ah, wuxuuna ku tilmaamay heshiiskaasi in uu yahay mid aad u wanagsan.

Kulankaasi ayaa ahaa mid ay Ahlusuna kaga qeeyb galeen gudooyiha gudiga fulinta Ahlu suna iyo sidoo kale gudoomiyaha talada, waxaana la ogeeyn qaab ka ay ugu qanci karaan masuuliyiinta kale ee Ahlu Suna waljamaaca ee Gobolada dhexe.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 316

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .