• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dowlada Soomaliya oo maamulo u magacaawday deegaano ka tirsa Galgaduud

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Xukuumada Soomaliya ayaa gudoomiyaal u magacaawday degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaliya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Cabdikariin Xuseen Guuleed wasiirka arimha gudah ee xukuumda Soomaliya ayaa guddoomiyaha degmada Dhuusamarreeb waxaa loo magacaabay Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedo-Qorow, guddoomiyaha degmada Balanballe waxaa loo magacaabay Hareeri Xasan Barre.

Sidoo kale Axmed Jaamac Dhirif,  waxaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Caabudwaaq, waxaan sidoo kale guddoomiyaha Guriceel loo magacaabay gudooyihii hore ee ka arimin jiray Mune Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed.

Waxaa sidoo kale deegaanka Dhabbad  guddoomiye looga dhigay Mudane Aadan Gebi , deegaanka Xeraale oo isna ka mid ah deegaanada gobolka Galgaduud ayaa guddoomiye looga dhigay Bashiir Daahir Yuusuf.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 324

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .