• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dowladda Soomaliya oo soo dhaweeysay qaadista xayiraada hubka Soomaliya

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

(Mogadishu) BALCAD MEDIA : Muqdisho, Soomaaliya Maarso,06,2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu  sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka  ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya .

Madaxweynaha Xassan Sh. “Waxaa jirto xisaabtan iyo masuuliyad la socota go’aankaas.Golaha Amaanka Go’aankooda wuxuu si sax ah ula socdaa isbedelka cusub ee siyasadeed ee ka jira Soomaaliya.” Cunuqabateyntan ayaa Golaha Amaanka si qeyb ah uga qaadeen Dowladda Soomaaliya.

“Kumanaan Ciidamadda Xooga Dalka oo ay soo tababreen dalalka aan saaxibada nahay ayaa Soomaaliya dib ugu soo laabtay, nasiib daro qalab la’aan ayaa  caqabad ku noqotay si ay howshooda u gutaan . Ciidamadaan ayaa si wada jir ah howlaha amniga ula fuliyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM”

“Dowladda waxey u mahad celineysaa Golaha Amniga , qadarintooda iyo fahamkooda,waxeyna Dowladda Soomaaliya masuuliyad iska saareysaa  dhamaan sharciyadda iyo sharuudaha la socda go’aanka Golaha Amniga ay gareen, si waafaqsan nidaamka, kuna dhisan hufnaan”

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaatan dib- u dhiska dalkooda. “Talaabadan ayaa ah guul usoo hoyatay dhamaan Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyo”.

                                                                    Dhamaad

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 348

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .