• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Faah Faahin: dab xoogan oo xalay ka kacay xerada Xagar Dheer

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya xerada Xagar dheer ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaa xalay fiidkii uu ka kacay dab xoogan oo geeystay qasaare kala duwan waxaana dabkaasi ku dhaawacmay dad gaaraya 5 ruux ku waasi oo ku sugnaa goobta dabku ka kacay.

Dadka dabkaan ku waxyeeloobay ayaa waxaa ay u badan yihiin dad ganacsiyo yaryar ku leh xerada Xagar dheer ee dalka Kenya, waxaana dadkaasi la tilmaamay in ay isku dayayeen joojinta dabkaasi, kadibna uu ka soo gaaray dhaawacyadaasi.

Dhismayaal aad u farabadan ayaa waxaa soo gaaray burbur xoogaan kaasi oo uu keenay dabkaasi, waxaana la ogeeyn waxa ka danbeeya dabkaasi.

Ma,ahan markii ugu horeeysay ee xero qaxooti oo ku taal dalka Kenya Dan nuucaan ah uu ka kaco, waxaana dab kaasi inta badan uu khasaare ka soo gaara dadka Qaxootigaa ee ku nool xeryaha Dalkaasi Kenya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 324

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .