Balcad Media Network
Maaamulka Kismaayo oo Dowlada u Hanjabay Dhageyso
Afhayeenka Maamulka Magaaladda Kismaayo C/naasir Seeraar oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Kismaayo ayaa Sheegay haddii Dowalda Soomaaliya aaney Faraha Kala Bixin Maamulka Jubaland ay Ka dhicii Karaan Magaaldaasi dagaal Beeleead Dhax mara dadka deegaanka.
Seeraar ayaa Sheegay in Maamulka Jubbaland Mudo uu soo socday dhismahiisa ayna yeeli doonin in Maamulkaasi la bur buriiyo ayna ka xigaan ineey dagaalamaan.
“Gacan Bir ah ayaa ku qabaneynaa qofkii isku soo dagaya ineey Bur buriyaan Maamulka Jubbaland wixii hada ka danbeeya u dulqaaddan meyno in maamulka Jubaland la soo farageliyo”ayuu yiri C/naasir seeraar
HALKAAN KA DHAGEYSO HADALKA CABDI NAASIR SEERAAR AFHAYEENKA MAAMULKA JUBALAND
Hadalka ka soo baxxay Afhayeenka Maamulka Jubaland ayaa u muuqda mid Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland kala sii fogeeynaya.
Shalay ayaa Magaalada Kismaayo waxaa lagu waday ineey gaaraan Wasiirka Gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale iyadoo ay u baaqdeen Xisado ka jiray Magaaladaasi
Si Kastaba Xaalada Kismaayo ayaa u Muuqtada Mid Mugdi Sii Galeyso oo u Baahan qorshe dheer oo Dowlada Soomaaliya looga fadhiya Sida ay ku xalin karaanMaamulada Kismaayo isku Magacaabay oo Dowlada Midkoodna aaneey  Aqoonsaneyn.
Roobaba dabeylo wata oo ka da’ay deegaanka Xiingalool ee Gobalka Sool
Deegaanka Xiingalool ee Gobalka Sool ayaa Habaeenkii Xalay waxaa ka da’ay roobab xoogan oo dabeylo wata oo saameyn weyn ku reebay dadka deegaankaasi.
Gudoomiyaha deegaanka Xiingalool ee gobolka Sanaag Yusuf Faarax Saciid ayaa sheegay in Roobabkaasi ay Bur Buriyeen Guryo Gaaraya 60 Guri  sidoo kalena dhaaween 3-ruux oo dadka deegaanka ah.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadkii daganaa guryaha roobabka ay qaadeen ay yihiin banaan yaal oo aysan heysan meel ay ku hoydaan maamilkooduna uusan awoodin ineey guryo u dhisaan.
wuxu ugu baaqay Mamaulka Puntland iyo cidkasta oo wax u qaban karta dadkaasi ineey gar gaar deg deg ah la soo gaaraan dadkaan ay saameeyeaen roobabka daadadka watay ee ka da’ay deegaanka Xiingalool ee Gobalka Sool.
Maa ahan markii ugu horeeysay ee Deegaanka xiingalol ay ka da’aan Roobab Wata Dabetlo
Faroole”Al-Shabaab Waa jabeen Alaha Sii Jabiyo”
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa Sheegay ineey Ururka Al-Shabaab ay jabeen isla Markaana Loo baahan Yahay Shacabka Reer Puntland iney ka Qeyb Qaataan Sidii Loo Sii Dhameystiri Lahaa Inta yaree hartay Waa Sida uu Hadalka U Dhigay Faroole
Faroole oo hadalkiisa sii wata ayaa hadalkiisa intaasi raaciyay ineey shacabka ku dhaqan deegaanada Maamulkiisa ay ka shaqeeyaan Nabadda Deegaanadooda isagoo ugu baaqay hadii ay ay Arkaan Ururka al-Shabaab Rag ka tirsan ay soo sheegaan sida gacan bir ah loogu qabto.
Hadalka faroole ayaa ku soo beegmaya xili ururka AL-shabaab ay ku jiraan Buuraha GAL GALA halkaasi oo mararka qaar ay Weeraro uga Soo qaadaan maamulka Puntland.
Kenya oo ku fashilantay qorshe ay muddo badanna soo dhiseysay iskuna dhiibtay dowladda Soomaaliya.
Dowladda Kenya waxay ku fashilantay qorshe ay mudoo badan soo
dhiseysay kaa oo ku aadanaa Jubalan iyo in uu Axmed Madoobe hanto,
waxaana ay doorbideen hadda inay dowladda isku dhiibaan.
Waxay marka hore ku dhaqmaayeen waxyaabo lala yaabay, sida inaysan
dowladda ka amar qaadan, inaysan si wanaagsan kusoo dhaweyn cid walba
oo dowladda kamid ah walibaa Kismaayo tagta.
Shirkii IGAD ee dowladda halooga dambeeyo dalkeeda lagu soo gunaanday
Kenya waxaa ku dhacay isbedal siyaasadeen iyo niyad jab kii ugu
darnaa, waxayna ku fashilmeen wixii ay soo dhisaayeen mudadii badneed.
Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in
wixii maanta ka dambeeya ay amar ka qaadanaayaa dowladda iyo hogaanka
AMISOM, ayna raacsanyihiin maamul walba oo dowladda Soomaaliya raali
ka tahay.
Kenya markii hore waxay mooganeed in sheekada aysan ahaan doonin sida
ay hadda wax u socdeen, wax walibaa la’isaga dama imaanaayo, laakiinse
aad ayeey ugu fashilmeen arinkaas.
Muqdisho, Somalia.
Turkiga oo dib u bilaabay dib u dhiska magaalada Muqdisho
Dowladda Turkiga oo baqdi la joojiyay dhismahii ay ka wadeen magaalada
Muqdisho waxay dib hadana u bilaabeen dib udhiska magaalada.
Wadada Makka Al-mukarrama oo meelo badan ka dun dunsanayd ayeey ku
bilaabeen inay ku fidiyaan Jaay meelaha jajaban, waxaana kadib la
saari doonaan Laami Orginal ah.
Wadada oo noqotay mid maristeeda ay dad badan iyo gaadiid Istcimaalaan
ayaa markii uu dhismahaan ka bilawday waxaa durba laga dareemay
mashquul daran.
Turkiga waxay kaloo soo dhiseen Marsha Biyeedyada, waxaana ay ku
guuleesteen inay dib u qurxiyaan meelo kamid ah magaalada Muqdisho oo
muddo bur bursaneed.
Muqdisho, Somalia.
Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay (Faah faahin)
Qaraxyo ayaa maanta waxay ka dhaceen magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, kuwaa oo dhamaan aha Bambooyinka gacanta laga tuuro.
Gudaha magaaladaasi ayaa ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda
Soomaaliya waxaa lagula eegtay ilaa Laba Bamgacmeed, waxaana halkaasi ka dhashay qasaare.
Bam ayaa ciidamada Itoobiya oo maraayay Boosteejo ku taala Baydhabo
lagula eegtay, waxaana halkaas ku dhintay Shan Ruux ku dhawaad
Labaatan kalena dhaawac ayaa soo gaaray.
Maamulka gobalka Bay ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacan
bir ahi kusoo qaban doonaan cid walba oo weerarakaasi ka dambeeyay.
Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi, laakiin waxaa sidaan
looga bartay Xarakada Al-shabaab oo weerarta ciidamada dowladda
Soomaaliya iyo kuwa garabka siiya.
Muqdisho, Somalia.
Ahlu-sunna oo ka hadashay shirmadxeedkii IGAD ee xalay kusoo gaba gaboobay Addis Ababa
Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir oo ah gudoomiyaha golaha talada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa ka hadlay shirkii Madaxda wadamada IGAD ee ugu soo dhamaaday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Sheekha ayaa sheegay in shirkaan uu ahaa mid mudooyinkaaba la sugaayay, wixii kasoo baxayna ay yihiin natiijooyin aad loogu riyaaqo.
Waxa uu sheegay in IGAD dalal kamid ah ay markii hore iska indho tiraayeen dowladda Soomaaliya inay tahay hogaanka ugu sareeya ee dalka wax walbana iyada looga amar qaadanaayo.
Sheekha waxaa kaloo uu soo dhaweeyay in wada hadal ay galaan shacabka ku dhaqan Jubooyinka iyo Gedo, waliba wadahadalkaasi dowladda Soomaaliya ay uga furto magaalada Muqdisho.
Muqdisho, Somalia.
Axmed Madoobe oo SI kulul u Weeraray Dowlada Soomaaliya “Dhageyso”
Axmed Maxamed Islaam Ahmed Madoobe oo Dhawaan Shir Kismaayo ka dhacay Loogu  Doortay Madaxweynaha Jubaland ayaa dowlada Soomaaliya eedeyn kulul u jeediyay.
Axmed Madoobe oo Wareysi Siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa Sheegay in Dowlada Soomaaliya KIsmaayo ay ka wadaan Iska Hor keen Beelaha Dega Magaaladaasi
Axmed Madoobe ayaa Sheegay in Madaxweynayaasha is magacaabay ay lacago ka soo qaateen Dowlada Soomaaliya isla markaana loogu caqaladeynayo maamulkiisa waa Sida uu hadalka u Dhigaye.
Axmed Madoobe ayaa Sheegay in Dowlada Soomaaliya hadii aysan Joojin wax ay ka wada Magaalada Kismaayo ay dhici karto in Dagaal Sokeeyo uu ka dhici karo Magaaladaasi
Halkaan Ka Dhageyso hadalka Axmed Maxamed Islaam Ahmed madoobe
Hadalka Axmed madoobe ayaa ku soo Beegmaya Xili Maalintii Shalay Urur Gobobaleedka IGAD uu Sheegay in Doorashada Kismaayo ka dhacday ya tahay Mid sharci daro.
Urur Goboleedka IGAD oo Dowlada ka farxiyay “Dhageyso”
Urur Gobolaadka IGAD ayaa Sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku wareejiyeen Arimaha Maamul u sameynta Gobaladda Jubooyinka
C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow afhayeenka Madaxweynaha ahna la taliyaha dhanka warbaahinta Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa Sheegay in dowladda SoomaaliyaLoo Madax Baneeyay Arimaha Soomaaliya  Loogu baaqay ineey Muqdisho ku Qabato Shir lagu dhisayo Maamulka gobaleedka Jubaland.
Yariisow ayaa Sheegay in Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ay wada Go’aan sadeen in Maamulka Goboleedka Si deg  Deg ah u dhisto Dowlada Soomaaliya
Urur Goboleeka IGAD ayaa Sheegay in aaneeyy Sharci aheyn Maamulada Ka jira Kismaayo waxaana ay ku tilmaamen maamulo iskood iksu magacaabay .
HALKAAN KA DHAGEYSO HADALKA CABDI RAXMAAN CUMAR YARIISOOW
Dowlada Soomaaliya ayaa aad u soo dhaweysay Hadalka ka soo baxayUrur Goboleedka IGAD
Qorshe Looga Saarayo Al-Shabaab Degmooyinka Baraawe iyo Buulo Mareer oo Biloowday“Dhagaeyso”
Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Nuur Sidii ayaa Sheegay in wadaan Qorshe Ururka Al-Shabaab Looga Saarayoo Deegaanada Baraawe, Buulo Mareer, Qoryooleey,Kuntuwaareey,iyo Sablaale.
Gudoomiayaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Siidii ayaa Sheegay ineey Bilaabeen Qorshihii deegaanadaasi looga saari lahaa Ururka A-Shabaab isla markaana ay diyaariyeen Ciidamadii ka saari lahaa ururka Al-shabaab deegaanada ay kaga horsan yihiin Gobalka Shabeelaha Hoose.
HALKAAN KA DHAGEYSO HADALKA GUDOOMIYAHA GOBALKA SHABELAHA HOOSEHALKAAN KA DHAGEYSO
Hadalka Gudomiyaha ayaa ku soo beegmaya Xili Maalinti Shalay ayaa Ciidamada Dowlada ee ku Gobalka Shabeelaha Hoose ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab.