Advertisements

Ganacsade lacag suganayey oo dil loogu badalay (Dhacdo Naxdin leh)

02/27 02:1167 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday Magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabellaha hoose taasi oo aheeyd in wiil dhalin yaro oo ku shaqeeyta farsamada gacanta lagu dilay, dilka ayaa yimid kadib markii askari ka tirsan ciidamada Dowlada gaar ahaan Meletariga uu u sameeyay Mobil haleesnaa wiilka dhintay allaha u naxariistee, waxaan dhacday in markii uu sameyay lacagtii lagu hi shiiyay uu weeydiistay askariga waxaana uu lacagtii uu ugu bedelay xabad.

Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ee dowlada ayaa shegay in ay dhacadaasi dhacaday islamarkaana ay ka warbixin doonaan saacadaha Soo aadan qaabka dilku u dhacay waxaana ay sheegeen in askariga dilka geeystay dabagal uu ku socdo.

Dhacdadaani ayaa noqotay mid dadka Magaalada Marko amagaag ku noqotay waxaana dadku ay hadal heey u ah dilka loogeeystay wiilka ganacsadaha ahaa ee loo dilay lacag uu sshaqeeystay oo badel keedii xabad uu u geeriyooday ay noqotay.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3561
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

67 Comments

  • dalnuurshe yare

    Allah u naxariisto masaakiinka wax kaloo la sheego ma lahan

  • wa yusuf macalin

    Wlh wa wax laga xumaado arintaasi shacabkana niyadjab kuridisa dadku waxay sugayen dowlad ay ku ilobay dhibaatadi ay somariyen qabqablayashi lkn haday tani u racdo wa nasiib xumo ku so wajahan somaliya

  • mahad colaad mahamed

    mash alah wan ka xumahay masinka dilka logeytay gacan ku dhig lah halaso qabto o hala togto hadi cadal jirto

  • sanka

    asc dadka wax qora iyo kuwa la socda wax aan arbaa in aan arimaha qaar ay kala saaran kasi oo kini karo danbi damiirka dadka iyo aqiiqada waayo waraka qaar waa halis kasi oo kini karat dhibaato ka weyan qoraaga wax uu qoray iyo dadka ka dooday waayo qoraalad qaar wax aan hubaa in ay yihii beenabuura la soo dhoob doobay mican ka danbeeyan uu yaha in ay uu qoraag ku gaari meel uu sidaa uu asag la hay marak dadk oo dhan ka hor int aadn ka hadlin arinta marka hore ka fiirso oo hubi

  • intisaar

    INAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN NAXARIISTII JANO ALLE HASIIYO MISKIINKA XABADA LOOGA DHIGAY ABAAL MARINTA XAQIISA INTII AAY DADKAAS DOWLAD MATALAANA NATIIJO WANAAGSAN MAFILAAYO AALSE UGA DACWOONEYNAA ARIMAHA CADAALAD DARIDA AH WAXAAN RAJEEYNAA IN LAHELO ASKAR MUWAADIN AH OO SHACABKA AQOONSAN MICNAHA UU KU FADHIYO INSHA ALLAH

  • Gurey

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicoon

  • Kan dhintayna allaha u naxariisto waxa uu ahaa tuug wax kaxaday tuug mobeel soo dhacay..kkkkkkk marka waa abgaal labadaba ee dad quman oo dhintay ama wax dilay ma’ahan…..kkkkkkk meeqasano ayeey is dilayeen wax yar oo macna lahayn!!! Xaya waaninta korka madoow.LOl jokes.

Leave a Reply