• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Daawo: Haweeneey Caalamka ka yaabsatay. “Maxeey Sameeysay”..

February 21, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Haweeney lagu magacaabo Jessica Cox waxay dhalatay iyadoo aan laheyn gacmo, waxay awoodaa iney lugaheeda ku wato Diyaarad, Baabuur, waxayna ku garaacdaa lugaheeda piano-nada.

Mrs Jessica Cox waxey u safartay dunida dhan iyadoo qudbado u jeedisay dadka caalamka,waxeyna ka hadashay hamigeeda iyo waliba in qof kastaa uu gaari karo waxuu doono dunida haduu dadaalo.

Waxey bishaan booqatay dalka Ethiopia iyadoo caawinaad u fidisay xaquuqda dadka naafada ah, kuna boorisay dadka naafada ah in ay hami u yeeshaan wixii ay jecel yihiin.

Jessica Cox oo ku nool gobolka Arizona. waxay sanadkii 2012-kii guursatay Patrick oo ah ciyaaryan hore oo ciyaarta Taekwondo ah, taasoo u sahashay iney jeclaato, ciyaartana Taekwondo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO: 

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 374

logo4

3 Responses to Daawo: Haweeneey Caalamka ka yaabsatay. “Maxeey Sameeysay”..

  1. Roble omar says:
    February 21, 2013 at 02:11

    Mucjisisadha adunka waa

    Reply
  2. Hassan says:
    February 21, 2013 at 02:11

    De maxan dawanaa tv mahesane nagadaya dawashada balcad

    Reply
  3. sade waakan says:
    February 22, 2013 at 02:11

    dadaalaa wuu gaaraa teedakale qof kii meel naafo ka ah ama ku dhasha intakaluu kubaxsadaa xoogii meeshakaluu ugu siyaada a

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .