• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Howlgal Kismaayo ka dhacay oo lagu soo qabtay in kabadan 50 ruux

February 22, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka ka imaanaya magalaada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada iyo kuwa raas kaanbooni, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay in kabadan 50 ruux kuwaasi oo ah dadka reer Kismaayo oo lagu tuhmayo qaar kood in ay ku lug leeyihiin ama xiriir la leeyihiin ururka Al Shabaab.

Waxaa maanta hakad uu ku yimid dhaqdhaqaaqii ganacsiga iyo adeegyadii kale ee muhiim ka ahaa ee kajiray waxaana yaraa isu socodka gaadiidka iyo dad weeynah, waxaana ciidamo farabaadan lagu daadiyay xaafadaha magaaladaasi, waxaana ciidamadaasi ka muuqata feejignaan dheeraada.

Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in uu si rasmi ah kaga furmo magaaladaasi shirka maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo kaasi oo wali siyaasiyiintu muran ay ka muujinayaan ku dhawaaqistiisa.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 316

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .