Advertisements

IGAD oo lacago ugu deeqday Wadanka Soomaliya

02/23 02:110 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Urur Goboleedka IGAD ayaa ku sheegay inuu bixinayo lacag gaareysa 1 billion oo dolllarka Mareykankaa ,si wax loogu qabto abaaraha saameeyay wadanka Soomaliya iyo wadamo kale oo dhaca geeska Afrika, waxaana ay shegeen in dadka dhibaateysan lacagtaasi lagaarsiin doono.

Warbixin ka soo baxaday egadĀ  ayaa lagu sheegay in Soomaliya meelo kamid ah haatan ay ku sugan tahay qatar dadka ku sugan, waxaana ay sheegen in sida ugu sahlan deeqdaasi loogu gaarsiindoono.

Ururka IGAD ayaa waxaa ay ka mid tahay ururada taageera Soomaliya waxaana dhowr jeer oo hore ay Soomaliya ugu tabarucen deeqo kala duwan, waxaana sidoo kale Soomaliya ay ka saacidaa Dhanka amaanka ah.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3106
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

Leave a Reply