• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Kenyo oo bogaadisay Ciidanka ka jooga Wadanka Soomaliya

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Mwaki Baki,Madaxweynaha Kenya oo shacab badan oo Kenyaan ah ka hor hadlayay Maalintii shalay ayaa sheegay in ciidamada kajooga Soomaliya in ay shaqo wanaagsan qabteen waxaana uu xusay in ciidamadooda ay xiligaan ku soo buurinayaan ciidamo dheeraad ah si ay u siixoojiyaan howlgalka ay ka wadan Soomaliya.

Madaxweeynaha Kenya ayaa sheegay in xiligii Soomaliya ciidamadooda ay soo galeen in ay yaraadeen weeraradii Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu sheegay in haatan iyagii ay weerarayaan Shabaab suuragalna aaney u aheeyn in ay dhibaateeyaan kenya.

Dowlada Kenya ayaa soomaaliya waxaa ka jooga ahatan ciidamo farabadan, waana dowlada kaliya ee ka baxday ujeedka ay u timid iyadoo lagu eedeeyay in howlo aan loogu tala gelin ay sameeyneyso oo ah in maamul ay dhisto iyo arimo kale.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 326

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

One Response to Kenyo oo bogaadisay Ciidanka ka jooga Wadanka Soomaliya

  1. Hassan says:
    February 23, 2013 at 02:11

    Kenya waxa u ron iney isga baxdo somalia

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .