• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Soomaliland oo ka warbixisay howlgal ka socda Hargeysa

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wasiirka arimaha gudaha ee Maamulka Soomaaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgal ay sameyen ay ku soo qabteen dad aad u farabadan kuwaasi oo ay ku tuhmayaan danbiyo kala duwan.

Sidoo kale wasiirka ayaa xusay in howlgalku uu sii socondoono inta laga xaqiijinayo amaanka deegaanada maamulka Soomaliland, waxaana uu xusay in hawlgallada hadda ka socda deegaannada Soomaaliland ay saameyn ku yeelanayaan dadka shacabka ah, balse waxa uu dadka rayidka ah ugu baaqay in aysan wax dhibaato ah u arkin hawlgalka socda.

Meelaha howlgalkaasi laga sameeyay ayaa waxa ugu weeyn Magaalada Hargeeysa, waxaaana howlgalkaasi lagu soo qabtay dad farabadan oo haatan wasiirku sheegay in baarintaano ay ku socdaan.

Hawlgallada ay sameynayaa ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa kusoo beegmaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in deegaanadaasi ay ku sii qulqulayaan dagaalyahano ka tirsan Al Shabaabka Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 313

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .