• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

M/Weyne Hassan Sheekh oo Arimo aan horay loga Baran Madaxdii hore Sameyay. “Daawo”

March 3, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Madaxweyne Hassan Sheekh ayaa ah Madaxweyne ka duwan Madaxdii hore asagoo ah Gudoomiye Xisbi Siyaasadeed Hada waxaa talada Wadanka Haya Xisbiga  lagu magacaabo (Xisbiga Nabada iyo Horumarka Somalia) ayaa Xafiis ka furtay Magaaladad Khartoum  ee caasimadda Dalka Sudan.

Ula jeedka Xafiiska iminka Xisbiga PDP uu ka furtay Sudan ayaa noqon doona Xafiis loogu adeego wax ka badalka Dalka Somalia isaga oona xafiiskaasi xoojin doona sidii loo adkeyn lahaa Xiriirka Somalia iyo Sudan ka dhexeeya.

Isku soo wada duub Xaruntani Xisbiga looga furay Magaaladda Khartoum ayaa ah mid lagu doonayo in Xisbiga uu kasbado gabi ahaan Maanka Ardayda wax kabarata Magaaladad Khartoum, waxa uuna noqonaaya Xisbigii PDP Xisbigii ugu horeeyay oo ay Soomaali ka furatay Dalkaasi Sudan.

DAAWO SAWIRADAD:-

2
1
3
4
5

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 347

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .