• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Madaxweyne Hassan Shiikh “xiriir keena wadamada Caalamku waa furaha nabada dalka”

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in wada hadlada ay lagalayaan wadamada dariska La ah Soomaliya ujeed koodu yahay xalinta Soomaliya iyo sugida amaanka.

“Hadaanu nahay madaxda Dowlada Soomaliya waxaanaga go,an in aan balaarino xiriirka nagala dhaxeeya wadamada dariska la ah Soomaliya sida:- Kenya oo aan xiriir la sameeyn doono madax weeynaha cusub ee soo baxa iyo sidoo kale Itoobiya oo iyana aanu leenahay xiriir wanaagsan,, xiriirkaasi waxaa uu Soomaliya u horseedi karaa horumar iyo taagero inaan helno” Sidaasi waxaa yuri madax weeynaha Soomaliya.

Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa mudooyinkii danbe ku mashquulsanaa wadahadalo iyo booqashooyin uu ku tagayo wadamada caalamka gaar ahaan dalalka dariska la ah dalka Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 330

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .