• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Madaxweyne Xassan Shiikh oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal uu ku tagay Qadar

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA (Mogadishu): Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Madaxweyanaha Jamuuriyada Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa galinkii danbe ee manta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xili howlo shaqo uu dalka kaga maqnaa.

Markii madaxweynaha uu soo dagay ayaa  waxaa garoonka ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaliya, oo isigu jira Wasiiro iyo xildhibaano laamaha amaanka ee dowlada Masuuliyiin ka socday.

Wasiirka arimaha Dibada ee Xukuumada Soomaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, oo qeeyb ka aheeyd wafdiga madaxweynaha ee tagay dalka Qadar, ayaa saxaafada la hadashay oona ka warbixisay ujeedka socdaalka madaxweynaha Soomaliya uu ku tagay dalka Qadar iyo kulamadii uu la qaatay Madaxada dalka Qadar.

Fowsiyo ayaa sheegay in socdaalka madaxweynuhu ku tagay dalka Qadar uu ahaa ujeedkiisu in xiriirka Soomaliya iyo Qadar la xoojiyo, waxaana ay xustay in guul uu ku soo idlaaday socdaalkaasi, islamarkaana ay jiraan hishiisyo ay lagaleen dowlada Qadar.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 334

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .