Advertisements

Maxaa Filan Kartaa Hadii Ururka Nadaafada uu Shaqo Joojin Sameeyo?.

02/28 02:114 commentsViews:

BALCAD MEDIA:  Aqristoow nolasha wax yaabaha ugu muhiimsan waxaa ka mid ah Aruurinta Shaqinka & Wasaqda meelaha taalo kawaran hadii la waayo wax qaado qashinka & Wasaqda sidee loo noolaan karaa.

Hadaba Shaqaalaha nadaafada ka howl gala ayaa laf dhabar u ahbilicda iyo muuqaalka ilqabadka leh ee magaalo walba balse waxaa la yaab leh wax yaabaha la filan karo hadii shaqaalaha nadaafada ka howl galaa ay ku dhawaaqaan shaqo joojin ayagoo ka cabanaya dhibaatooyin dhanka shaqada ah.

Sidoo kale Arinkan ayaa ah mid ka dhaca magaalooyin ka mid ah wadama caalamka balse dhowr saacadood ka dib markii shaqaalahani ay shaqo joojin ku dhawaaqaan durbadiiba waxaa si kedis ah isku bedela dhamaan muuqaalka magaalada.

Uruurinta ama Shaqaalaha Qashinka waa muhiimka Quruxda ama Waxaa la arkaa magaalo bilic qurxaneed balse daqiiqado gudahood isu bedeshay meel lama galaan ah oo dadku ka cararaan.

Isku soo wada duub hadaba sawiro dhowr ah oo aan idinkaga soo xulnay dhibaatooyinka iyo aafaha ka dhalan kara hadii ururka nadaafadu ay ku dhawaaqaan shaqo joojin ayaan halkan idinkugu so bandhigeynaa.

Wariyaha Arimaha Bulshada
Fatah Adan (Leejo)

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3156
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

Leave a Reply