• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Maxkamadeyn aan nooceeda horey loo arag oo ka socota Hargeysa.

February 2, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

Magaalada Hargeysya ayaa waxaa ka socota dacwa layaab leh oo markii ugu horaysay ay Maxkamadi u fariisato.

Nadra Maxamed Jaamac oo fariin qoraal u dirtay wasiirka madaxtooyada Soomaaliland ayaa xabsi la dhigay ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanka ee maamulka Soomaaliland.

Qabashada gabadhaan ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan dacwad ka geeyay sal dhiga.

Nadra-620x330Kiiskaan oo maalmahaanba soo socday ayaa waxaa u fariisatay maxkamada magaalada Hargeysa, waxaana Maxkamada la keenay Nadra Maxamed, sidoo kalana waxaa yimid wasiirka madaxtooyada Soomaaliland.

Qaadiga Maxkamada ayaa sheegay in wasiirka uu ku dacwooday in gabadhaan ay u soo dirtay fariin Aflagaado ah, inkastoo la sheegayo in fariinta gabadhaan ay ku dhaliilaysay maamulka madaxweyne Siilaanyo.

Go’aanka maxkamada ayaa dib loo dhigay ilaa iyo maalinta Sabtiga ah, waxaana arintaan ay hadal heyn badan ku abuurtay shacabka degan magaalada Hargeysa.

Isha: KON

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 332

logo4

2 Responses to Maxkamadeyn aan nooceeda horey loo arag oo ka socota Hargeysa.

  1. nuur jikoley says:
    February 3, 2013 at 02:11

    k.k.k.k.k.k.k.k.k walee waxba ka dhacy

    Reply
  2. cabdullaahi says:
    February 3, 2013 at 02:11

    Wasiir dhan waaye dumar. ayoow soo xeranaya Meel aaan dumarka laga texgelin iga dheh

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .