• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Muno: “Dhib ayaa iga Heesto Saaxiibkeeyga Ee Walaal Ila Tali”.

February 14, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Waxaa Warqad Talo celin ah ay Naga soo Gaartay Gabar Magaceeda kusoo Gaabisay Muna, Sida ay Soo Sheegtay Waxa ay Ku Nooshahay Wadanka Keenya, waxa Ay tiri Marka Hore Waan Idin Salamay Shaqalaha Shabakadda, Qaasatan Waxaan Salaamaya Tala Celiye Maxamed Xuseen (Xaaji Tahriib).

Marka hore waxeey ku biloowday sidaan Salaan Kadib Muna Qoraalkeeda oo Gaabna Waxa ay Ku Bilowday Sida Tan:-

Waxaa Jacayl Naga Dhexeya Wiil aan Wada Joogna Magaalada Neyroobi, Saaxibkeey Waa uu Mashquul Badan Yahay, Waxa uu ku Jiraa Howlo Ganacsi , inta Badan Aniga Waqti aan La sheekeysto iima Helo.

Markaan Aan weydiiyana waxa uu iigu Jawaaba Mashquulka ayaa iska Badan, Waad Ogtahay Howsha Ganacsi ee aan Ku Jira Marka Is Daji Muno, arini waa sidaa ee Maxaan Ka Yeela Xaaji Tahriibow.

Hadaba Talo Celintii Xaaji Tahriib….

Muna Waanu Kaa Gudoonay Salaantaas Midaas Mid Lamid ahna Anagana Naga Hano Walaal, Salaan Kadib Taladadaa Waa ay Fududahay, Kaliya Waxaa kugu Haboon in aad Saaxibkaa aad Dulqaad u Muujisa, Sababtoo ah waxa uu u shaqeynaya Waa adiga, Haddii uusan Maseyr Kale iyo Tuhun Naageedba uusan Kugu Jirin samir

Dabcan isna Waxaa Looga Baahan Yahay Tixgelin iyo Qadarin Iyo in Waqti uu Kula Qaato uu kusiiya, si Guurkiina Ka Hor aad Wax Isula Meel Dhigtaan Meelaha Doldoleeda Ka Imaan Karaana aad Iska Xirtaan si Beri Kamaalin Hadaad AQal Gashaan aysan Is Faham Daro idiin Qaban.

Taladaas Gaaban Waxa La siiyay Gabar Magaceeda Ku sheegtay Muna oo Warqad Nooga Soo qortay Dalka keenya.

Talo Celiye:- Maxamed Xuseen yuusuf (Xaaji Tahriib)
xaajitahriib@hotmail.com
Tel:- +27784293322
Port Elizabeth South Africa

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3155

logo4

8 Responses to Muno: “Dhib ayaa iga Heesto Saaxiibkeeyga Ee Walaal Ila Tali”.

  1. Saciid ali says:
    February 14, 2013 at 02:11

    Sida famos lagu noqdo jidkeda wad ku jogtaa wasa laga tagaa adunke aaqiro aa camal ufalano

    Reply
  2. amiinkey says:
    February 14, 2013 at 02:11

    Asw. waxaan weydiinayaa Muna iyo lataliyahaba in ay markahoraba saxtahay sxb la noqdaa iyo in aan lanaqon ,taas kadib haday banantahay Muna waxan leeyahay samir ,hadii ay qalad tahayna waxaan leeyahay .calafkaga kusug guriga reerkaga asagoo imaan iyo mcaan wata ayuu ku imana inshalah ,

    Reply
  3. kule mohamed@hotmail.com says:
    February 15, 2013 at 02:11

    muno walal sxb ma aha waxjiraislamka dhaxdisa e dheh seygeyga amba ninka an wada socono

    Reply
  4. Luula says:
    February 15, 2013 at 02:11

    ASC DHAMAAN BAHDA KUXERAN WEBKAN WAXAAN IDINLEEYAHAY JIMCO WANAAGSAN INTAA KADIB WAXAAN MAANTA MAREYNAA IN WIXII LAGAXISHOON JIRAY AAN WEBSAADYADA TALO USOO WEYDIINO WALAASHEY ILAAHEY HAKUSOO HADEEYO WALAALKEY AMIINKEYN AYAA WAR XIKMADLEH KUYIRI EE ALLAHA KUGU ANFOCO.

    Reply
  5. Shamis says:
    February 15, 2013 at 02:11

    walciyaadu billaah dhib ayaa igaheysta saaxiibkeey subxaanallah heerkaas maan mareynaa ilaahow nasoo aruuri

    Reply
  6. run sheeg seys says:
    February 15, 2013 at 02:11

    waxaa rabtiin aaa iska shegeeeysiin adinka ayaaa soo camirtay munada aaa shegeysiin wax kama jiraaaaan waxa soo qortiin ayaa la dihiiin

    Reply
  7. cabdullaahi muse says:
    February 16, 2013 at 02:11

    Muno sidee nin anan qabin dadkali ugu weeydiisataa talo celin dabcan waxba ka qaldan meeesha dhanka kali sxb ayeey kuleedahay aloora mey tiraahdo inanka xariirku naga dhaxeeyo

    Reply
  8. hanad yare seys says:
    February 16, 2013 at 02:11

    waxa hadaka hor uwashay nag wiil layiraahado cabdi maxamad sineey ila iyo hada uwalanyahay marakawaxan idiinsheega hala gabiyo cashaqa badan waa waliye

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .