• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Muuqaalka Maanta & Magaalada Muqdisho. “Daawo Sawiro…”

February 15, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

Maalmihii ugu dambeeyay Waxaa Magaalada Muqdisho lagu arkayay wax yaabo waa hore ugu dambeeyay oo Shacabka ay ka shaqeystaan taas oo ah in Muruq Maalka Bdmaaxiinta Soomaaliyeed ay soo dabaan Malaayga Macaanka badan ee dalkeena alle ugu maneestay Nimcadiisa.

Hadaba Aqritoow marka ad aragto Muuqaalkaan soo kuma tusineyso in Dalkeena Soomaaliya uu ka soo kabanaya dhibkii iyo colaadii raagtay ee 22 sano maanta waad arkeysaa sida ay u xamaalanayaan Dhalinyaradaan muruq maalka ah.

Daawo Sawirada kadib aragtidaada ku qor Qeybta Hoose ee Fikradaha.




Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3116

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

9 Responses to Muuqaalka Maanta & Magaalada Muqdisho. “Daawo Sawiro…”

  1. muxyadiin sh says:
    February 15, 2013 at 02:11

    MASHA ALAAH ilaahaw nabada noo siyaadi war somaliyey qoryaha iyo qaraxa aad xambaarsan tihiin ilaahay ka cabsada oo iska dhiga oo aan khayraad ka dalkeena ka faa’iday sano war khayraad ka dalkeena waxaan nabad ahayn ogama macaashi karno ee hubka naga dhiga maalin walba iyo sanad kasta umada somaliyed waxaa sumcadii iyo karaamdii ka qaaday tuugsi shisheeye dalkoodana khayraad kaas baa ka buuxee hub ka inaga dhiga waxaynu nahay hooyo ubad keede

    Reply
  2. Mohamed says:
    February 15, 2013 at 02:11

    Maashaa allah waa barwaaqo ilaahey na gaarsiiyay ee allow noo ziyaadi wallahi tanoo kale ayaa la helaa isma aanan laheyn lkn wax waliba waa ilaahey awoodiisa ayey ku dhacaan marka waa ha horumar aan gaarnay horumarkasna barwaaqo ayaa ka dambeysa wallahi dhukeyga hooyo oo dowlad leh oo nabadi ka jirto weli ma arag lkn waan arkay dhul shisheeye oo dowladi ka dhisantahay oo maamul iyo kala dambeyn leh kolley annaguna waan gaareynaa inshaa allah ee allow noo sahal dowlad nimo xaqqa oo dadka ku dhaqda shareecada islaamka AAMIIN AAMIIN

    Reply
  3. axmed kooshin says:
    February 15, 2013 at 02:11

    a.s.c. Dhamaan waxaan salaamay shaqaalaha balcad.com waxaan kaloo salaamayaa inta ku xiran balcad.com salaan ka dib aad ayaan ugu faraxsanahay muuqaalada ey ka soo duuwayaan wadankii hooyo run ahaantii horaa looyiri dalaa dalkaaga aheyn waa dareyn ku joog ani kooshin ahaan waan u xiisay wadankeyna waxaana iga go an in aan aado allxamdulilaah ilaah ayaa mahad leh mar walbo

    Reply
  4. ila soco says:
    February 15, 2013 at 02:11

    haddii Qabyaaladda inta la naco meel la iska dhigo oo kala dambayn iyo dowladnimo la qaato wax walba waa hagaagayaan laakiin haddii bahasha la wato siday ku kacdaa waa adagtahay

    Reply
  5. muna says:
    February 15, 2013 at 02:11

    maasha aalaah waa wax lagu farxo indhahana uroon alloow noo siyaadi dhagarqabayaashana dhagartooda ku celi VIVO REER BALCAD

    Reply
  6. dahir biidhe says:
    February 15, 2013 at 02:11

    asc dhaman umada somaliyed mel walbo e jogan alxmdulilaha ale aya mahad leh alow no siyadi o no dhamestir nawada ad no so ifbixisay qurbo aya marne qabow nagu dilay marne kulel

    Reply
  7. nawaal cadey says:
    February 15, 2013 at 02:11

    asc holwadenada balcad com iyo ita ku xiran alxmdulilah wadenkenu waa barwaaqo ee aloow kuwa dhibka kawada naga qabo dowladenana ka dhig mid raas caseyr iyo raas kanboni hanata oo cadaalada aamiin

    Reply
  8. Hawiye says:
    February 15, 2013 at 02:11

    Asc dhamaan shaqaalaha wepka or dhamaan inta kuxiran waa wax lagu farxo indhahan uroon alle ha’idinka ajir siiyo waxa aad matusteen isma lihi wadan somalia kahodansanaa jira wadanka alloow dhibta iyo colaada aragnaye nabada barwaaqana ama dowladnimada natus aamin aamin aamin ….

    Reply
  9. cadoow says:
    February 17, 2013 at 02:11

    MASAHA ALAHI WALHI NINMCO ALA WANASEE YAY LAKINA MARAGNO ANAK AYA ISKO JOOIDNO KLEY WADANKEENA AL WAX UGO BARAY INOO SOO NABDA WAAR TO IYO XASILEENI AAN WADANKA AAN NABAD UGO NOOLAANO WAXNADALEY WADAN ISLAAMIT IYO WANAD KORKOR JOOGTAHY IYO?????????????????????????????

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .