BALCAD MEDIA: Muuqaalka Maanta waa Sawiro laga soo qaaday magaalada Xarunta u ah Gobolka Shabelada Hoose ee Marko Cadeey oo aheyd Xarumihii ugu weynaa Sanadihii Dambe Kooxda Alshabaab.
Tan Iyo markii Alshabaab lagala wareegay Magaalada Marko Cadeey waxaa soo noqonaya Dadweynihii ka bara kacay marakacay magaaladaasi Iyo sidoo kale Goobihii Ganacsiga Magaaladaasi.
Hadaba Daawo Sawiradii ugu Dambeeyay ee laga soo qaaday Magaalada Marko Cadeey.



